Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruuc Biyo dhaamin ah oo laga Daahfuray Magaalada Baydhabo

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Mashruuc Biyo dhaamin ah oo laga Daahfuray Magaalada Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada Daahfurka Masharuucan Ku saabsan Biyo dhaaminta iyo Rasharin Gaarsiinta Dadka ay abaaruhu Saameyeen  ayaa Waxaa Ka soo qeybgaley Wasiirada Wasaarada Biyaha iyo Beeraha . Wakiilo Kakala socoday Hay adaha IOM iyo UNDP .Gudoomiyaha G/Baay iyo Duqa Degmada Baydhabo.

Mashruucan oo iskugujira Biyo Dhaamin iyo Raashin gaarsiin Dadka Tabaaleysan ayaa Waxaa barbar socoda  ilaa iyo 11 Ceel biyood oo ladayactiraayo kuwaas oo kulala yaala baay bakool iyo Shabeelada Hoose

Related posts

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026

Gudoomiyaha Maamulka G/baay Cali Wardheere C/raxamaan ayaa sheegay in masharuucan uu Muhiim uyahay Dadka ku xoola beelay  Abaarihii kadhacey dalka . kamaamul ahaana  ay Ay kudadaali doonaan sidii Gargaarka loogaarsiin lahaa Dadka Ubaahan.

Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Koonfur Galbeed maxamed Xasan Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Tamarta iyo biyaha Aadan Xasan maxamed USAAM Ayaa si wadajir ah U faafahiyey howlaha Masharuucan uu xan baarsan yahay

Previous Post

Ra’iisul wasaare Kheyre oo u Ambabaxay Dalka Turkiga

Next Post

Deeq lacageed oo loo qeybiyay dadkii eheladooda ku waayay qaraxii 14-ka Oktobar

Next Post
Deeq lacageed oo loo qeybiyay dadkii eheladooda ku waayay qaraxii 14-ka Oktobar

Deeq lacageed oo loo qeybiyay dadkii eheladooda ku waayay qaraxii 14-ka Oktobar

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026
0

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa galabta kormeeray Tuulada Cayaaraha Dalka ee Stadio Muqdisho oo ka mid...

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu...

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In