Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AKHRISO:- Heshiiska ay gaareen TVga Qaranka iyo TVyada Dowlad Gobaleedyada

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
AKHRISO:- Heshiiska ay gaareen TVga Qaranka iyo TVyada Dowlad Gobaleedyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Heshiis Iskaashi
Agaasimeyaasha Telefishannada Qaranka (SNTV), PuntlandTV (PLTV), Jubaland
TV iyo Koofur Galbeed Soomaaliya (KGSTV) waxa ay ku heshiiyeen arrimaha
soo socda:
1- In ay is dhaafsadaan wararka iyo barnaamijyada
2- In Telefishanka Qaranku ka taageero Telefishannada Dawlad-
goboleedyada dhanka Tababarrada, farsamada iyo Qalabka.
3- In Telefishanka Qaranku siiyo telefishannada dawlad-goboleedyada
xafiisyo ay ku shaqeeyaan, telefishannada dawlad-goboleedyaduna ay
sidoo kale xafiisyo siiyaan wakiillada SNTV.
4- In Telefishanadu ay wadaagaan farriimaha iyo barnaamijyada
wacyigelineed ee dowlad dhisidda xoojinaya heer Federaal iyo Heer
Dowlad-goboleedba, sidoo kalena ay baahiyaan farriimo iyo barnaamijyo
mideysan oo bulshada looga wacyi gelinayo xagjirnimada.
5- In Telefishannadu sameeyaan tabin mideysan xilliyada ay lagama
maarmaanka tahay.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Previous Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo lacag soo gaarsiiyay carruur ay aabayaashood ku dhinteen qaraxii Soobe

Next Post

Akhriso: Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah

Next Post
Akhriso: Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah

Akhriso: Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In