Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharaxiin Soomaali ah oo ku guuleysatay doorashooyinka dowladaha hoose ee Gobolka Minnesota

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Musharaxiin Soomaali ah oo ku guuleysatay doorashooyinka dowladaha hoose ee Gobolka Minnesota

Minnesota welcomes you sign at the state border

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kaddib doorashooyinka dowladaha hoose oo ka dhacay Gobollada  dalka Mareykanka ayaa Gobolka Minnesota waxaa ku tartamayay sagaal qof oo Somali ah  waxaana guuleystey sadax kamid ah

Dadka guuleystay waxaa ka mid ah Cabdi Warsame oo xubin ka ahaa golaha deegaanka ee magaalada Minneapolis, isagoo helay in ka badan 50 boqolkiiba, musharixii isaga la baratamayay oo isna Soomaali ah Mohamud Noor, ayaa helay 47 boqolkiiba,waxaana labodoodaba ay ka wada tirsan yihiin xisbiga Dimuqraadiga,

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Fartuun Axmed ayaa ku guuleystay xubinimada gudiga waxbarshada magaalada Habkins ee duleedka Minnesota, halka C/qaadir Xasan Eke uu ku guuleystay guddiga maamullada goroomada ciyaaradah iyo meelaha lagu nasto.

Musharaxa Cabdi warasame ka guuleystay Maxamuud Nuur oo ay ka wada tirsanaayeen Xisbiga Dimoqraadiga iyo Faadumo Yuusf oo jamhuuriga ka tirsan, Cabdi Warsame ayaa heley 3603 sedex kun 6 boqol iyo 3 cod halka Maxamuud Nuur uu heley 3370 sedex kun 3 boqol iyo 70.

Xubnihii doorashooyinka ku guuleystay ayaa ballanqaaday waxqabad, inkastoo Maxamuud Nuur weli uu qabo dood ku aaddan in dib loogu laabto tirinta codadka oo shaki uu ka muujiyay.

Tani ayaa muujinaysaa in Soomaalida ku nool Gobolka Minnesota ee Mareykanak ay sii xoojinayaan dadaalkooda ku aaddan ka mid noqoshada hay’adaha kaladuwan ee ka jira dalka Mareykanka.

Previous Post

Howlgal ka dhan ah Argagixisada Al-Shabaab oo ka socda Waqooyi Bari Kenya

Next Post

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Shiinaha oo kulan ku leh Beijing

Next Post
Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Shiinaha oo kulan ku leh Beijing

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Shiinaha oo kulan ku leh Beijing

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In