Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan casho sharaf ah oo ay ka qayb galeen xildhibaanada labad Aqal iyo Gudoomiyaha Golaah Wakiilada wadanka Jabuuti Maxamed Cali Xamuud ayaa xalay lagu qabtay xaranta aqalka sare ee magaalada Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Jasiiradda Bali ee dalka Induniisiya oo halis ugu jirta Folkaano
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeebgalay gudoomiyah golaha shacabka soomaaliya Maaxmed sheikh Cusmaan Jawaari  Xubnaha xildhibaanada Aqalka sare iyo golaha Shacabka ,

Safiirada Wadamada jabuuti iyo yaman Taliyah Ciidanka Xooga dalka soomaaliya Cabdiwali jamac xuseen gorood Sarkiil ka Tirsan Ciidamada booliska iyo marti sharaf kale oo lagu Casuumay, Sido kale Madasha ayaa waxaa Ku sugnaa fanaaniinta Qaranka ee hobalada Waabari koox dhaantada ee banaadir baan oo halkaasi ay Ku soo bandhigeen heeso lagu Amanaayo waxqabadka Dawladda Aan walalah nahay ee jabuuti ,

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

gudoomiye Ku xigeenka 1 aad ee aqalka sare ahna ku Simaha gudoomiyaha Abshir Maxamed Axmed Buqaari oo madasha ka hadlay ayaa Ku dheeraaday Waxqabadka Muqda dawladda jabuuti ay u qabteen Soomaaliya islmarkan uu sheegay in jabuuti ay ka go,aanthy garab istaga soomaaliya

Gudoomiyah golaha shacabka Soomaaliya Maxamed sheikh Cusmaan jawaari ayaa tilmaamay in Dawlad nimada Soomaaliya ay gaartay gacan ka geesteen dawladda jabuuti

Gudoomiyah Golaha wakiilada Wadanka jabuuti Mudane Maxamed Cali Xumud ayaa Soomaaliya u Rajeeyay Nabad iyo xasilooni Waarta xildhibaanada  Labadaa Aqaal uu ugu mahadceliya sida ay ugu soo dhaweyeen Muqdisho

Previous Post

Jasiiradda Bali ee dalka Induniisiya oo halis ugu jirta Folkaano

Next Post

Madaxda dalalka Qadar iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arrimaha Gobolka Bariga Dhexe

Next Post
Madaxda dalalka Qadar iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arrimaha Gobolka Bariga Dhexe

Madaxda dalalka Qadar iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arrimaha Gobolka Bariga Dhexe

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In