Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo Muqdisho ku soo dhoweeysay Ciyaartowda Puntland iyo Jubbaland”+Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo Muqdisho ku soo dhoweeysay Ciyaartowda Puntland iyo Jubbaland”+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Marwo khadiijo Maxamed Diiriye oo ay wehliyaan ku-xigeenadeeda ayaa maanta ku soo dhoweysay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho ciyaartowda Dowlad Goboleedyada jubbaland iyo Puntland oo ka mid ah Ciyaartowda Maamul Goboleedyada ee ka qeyb galaya tartanka Ciyaaraha maamul Goboleedyada ee 7-da bishan ka furmaya magaalada Muqdisho.

Ciyaartowda labada Maamul Goboleed ayaa waxaa kala hogaaminaya Mas’uuliyin ka tirsan Jubbaland iyo Puntland,waxayna Mas’uuliyiinta  Warbaahinta Qaranka ugu warameen qaabka ay u dhacday soo dhoweyntooda iyo ujeedka ay u yimaadeen Muqdisho,Waxayna ka mahad celiyeen sida ixtiraamka leh ee loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo soo dhaweyn ka dib la hadashay Warbaahinta ayaa bogaadisay ciyaartowda Puntland iyo Jubbaland ka kala socday ee maanta soo gaaray Muqdisho,waxay sheegtay in ahmiyad gaar ah uu xambaarsan yahay tartanka maamul Goboleedyada ee ka dhacaya Gobolka Banaadir.

Wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisay koobkan oo ay ku tartami doonaan ciyaaryahanada kubadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo 7-da bishani furmayo,iyadoo lagu wado in la soo gabagabeeyo 23-bishan December.

Previous Post

Maamulka Gobalka Banaadir oo la wareegay Iskuulka Sheekh Qulateyn ee Degmadda Shangaani

Next Post

Madaxweyne Farmaajo” Dowladda waxaa ka go’an dhismaha Ciidan Qaran oo tiro iyo tayo ahaan ku filan iney la wareegaan Amniga

Next Post
Madaxweyne Farmaajo” Dowladda waxaa ka go’an dhismaha Ciidan Qaran oo tiro iyo tayo ahaan ku filan iney la wareegaan Amniga

Madaxweyne Farmaajo” Dowladda waxaa ka go’an dhismaha Ciidan Qaran oo tiro iyo tayo ahaan ku filan iney la wareegaan Amniga

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo...

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In