Friday, November 7, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Austrian oo sheegay in ay xaq u leeyihiin ka mid noqdaashada isbahaysiga hoos yimaada Sebastian Kurz

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Austrian oo sheegay in ay xaq u leeyihiin ka mid noqdaashada isbahaysiga hoos yimaada Sebastian Kurz
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Heshiiska ayaa yimid laba bilood ka dib  markii ayaa doorashadii baarlamaanka ee xisbiga dadwaynuhu ku guuleystay, laakiin aynaa  haysan aqlabiyad guud.

31-jirkan ayaa kamid ah  xisbiga dadwaynaha Sebastian Kurz ayaa loo magacaabay inuu yahay sanatarka  ugu da’da yar ee adduunka somaray .

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay masuuliyiinta qeybaha kala duwan ee Wasaaradda.

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay masuuliyiinta qeybaha kala duwan ee Wasaaradda.

November 6, 2025
Guddoomiyaha Dhallinyarada Qaranka oo ka qeyb-galaya shir muhiim ah oo ka socda Jabuuti.

Guddoomiyaha Dhallinyarada Qaranka oo ka qeyb-galaya shir muhiim ah oo ka socda Jabuuti.

November 6, 2025

Mr Kurz ayaa codsaday codbixiyeyaasha xagjirka ah iyo garabka midig in ay  ballanqaadkii ku adanaa in ay xirayaan wadooyinka muhaajiriinta  ee Yurub inay helaan  lacagaha lagu ka bayo ee la siiyo dadka  qoxootiga ah, iyo sidoo kale  gargaarka illaa ay ka garayaan in ay ku noolaadan dalka  Austria muddo shan sano ah.

Ololaha  ayaa waxaa  ka horeyay dhibaatooyinka  laga dhaxalay socdaalka Midowga  Yurub,  sida tasii la mid ahna waxaa Xisbiga xoriyada uu Olole ugu jiray soo galootiga siday u heli lahayeen xoriyaad ay ku nooladan dadka muddo dheer.

Haddii wadaa xaajoodka la ansixiyo, Austria ayaa noqon doonta gobolka kaliya ee galbeedka Yurub oo leh hogaamiy ah fikirka  fog.

Xisbiga Freedom Party ayaa ku eedeeyay Mr Kurz inuu xadidayo siyaasaddooda ku aadan dalka Austria.

Ka dib markii uu ku guuleystay xisbiga, Mr Kurz wuxuu yiri: “Waa waqtigii isbeddelka dalkan, maanta waa amar xoogan oo nagu filan, inaan bedelno wadankan, waxan ugaa mahad celinayaa dhamaan dadka sameeya suurtagalnimada.”

Kooxaha xagjirka ah ee ka soo jeeda beelaha degaanka ayaa soo bandhigay ajinebiga ka soo horjeeda iyo ajandaha Eurosceptic inta badan EU-da. Si ka duwan Freedom Party, waxay ku dhibtoodeen inay ku guulaystaan ​​guusha codbixinta ee awoodda dhabta ah.

Horaantii sanadkaan, ayaa Xisbiga Qaranka ee Faransiiska waxaa uu  lumiyay doorashadii madaxweynenimada ee guud ahaanba dalkasi.

Previous Post

Xubnaha Jamhuuriga oo si aqlabiyad ah ansaxiyay xeerka canshuuraha

Next Post

Dad Soomaali ah oo  lagu dilay rabshado ka dhacay  Dalka Itoobiya

Next Post
Dad Soomaali ah oo  lagu dilay rabshado ka dhacay  Dalka Itoobiya

Dad Soomaali ah oo  lagu dilay rabshado ka dhacay  Dalka Itoobiya

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay masuuliyiinta qeybaha kala duwan ee Wasaaradda.

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay masuuliyiinta qeybaha kala duwan ee Wasaaradda.

November 6, 2025
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa masuuliyiinta kala duwan ee qeybaha hoos...

Guddoomiyaha Dhallinyarada Qaranka oo ka qeyb-galaya shir muhiim ah oo ka socda Jabuuti.

Guddoomiyaha Dhallinyarada Qaranka oo ka qeyb-galaya shir muhiim ah oo ka socda Jabuuti.

November 6, 2025
0

Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamed Cali Siyaad, ayaa ku sugan dalka Jabuuti, halkaas oo uu uga qeyb-galayo shir...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan ilaalinta rayidka oo la kulmay Madaxa AUSSOM.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan ilaalinta rayidka oo la kulmay Madaxa AUSSOM.

November 6, 2025
0

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka, Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa maanta...

Danjire Maxamed Cabdullaahi oo waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine

Danjire Maxamed Cabdullaahi oo waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine

November 5, 2025
0

Madaxweynaha dalka Ukraine, Mudane Volodymyr Zelenskyy, ayaa ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ukraine,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In