Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeyn lagu Fashiliyay Gaari Qaraxyo Sida Oo Ku Soo Wajahnaa Muqdisho

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee AMISOM oo xalay duqeeyay saldhig ay kooxda UGUS ku lahayd deegaanka Labaatan jiroow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa ee loo yaqaano AFRICOM, ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday meel 25 Km dhinaca Galbeed uga toosan Caasimadda Soomaalia Muqdisho, taas oo lagu bartilmaameydsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Taliska howlgalka AFRICOM ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in sidoo kale weerarkaasi ay ku dileen 4 kamid ah maleeshiyaadka Xagjirka ah ee Al Shabaab.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

June 20, 2026

Warku wuxuu intaa ku daray in gaariga qaraxyada laga soo buuxiyay ee la burburiyay loogu talagay in lagu weeraro shacabka magaalada Muqdisho, islamarkaana ay ka hortageen kadib markii ay heleen xogta gaarigaasi.

sidoo kale warsaxaafadeedka ayaa lagu xusay in howlgalka lagu burburiyay gaariga lagu fuliyay diyaaradaha darooniska ee aan duuliyaha laheyn, inkastoo aan lagu caddeyn magaca goobta lagu bartilmaameydsaday.

Wixii ka dambeeyay markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu bishii March uu ku dhawaaqay kordhinta weerarada lagu beegsanayo kooxaha argagixisada ee dhibaatada ka wada dalal ay Soomaaliya ku jirto, waxaana Diyaaradaha Mareykanka ay fuliyeen sanadkaan 2017 gudihiisa 35 weerar oo dhinaca Cirka ah.

Previous Post

Xaflad soo Dhaweyn ah oo Madaxtooyadda Koofur Galbeed loogu qabtay Golayaasha xeer dejinta ee Dowladda Dhexe iyo Dowladda Goboleedyadda.

Next Post

Daawo Sawirro+Kulan diini ah ayna ka qeybgalayeen Culimo Soomaali ah oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Pretoria ee South Africa.

Next Post
Daawo Sawirro+Kulan diini ah  ayna ka qeybgalayeen Culimo Soomaali ah oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Pretoria ee  South Africa.

Daawo Sawirro+Kulan diini ah ayna ka qeybgalayeen Culimo Soomaali ah oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Pretoria ee South Africa.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare,...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan ka yeeshay xaaladda bani’aadantinimo ee ka taagan gobolka Baay

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan ka yeeshay xaaladda bani’aadantinimo ee ka taagan gobolka Baay

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In