Wednesday, May 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Jowhar

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee  Doorashooyinka Qaranka ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Caasimada Maamulka Hirshabeele.

Maxamad Daahir Xubin ka Mid ah gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Faah faahin ka bixiyay Socdaalka ay ku gaareen Magaalada Jowhar.

Related posts

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026

Wafdigaan ka tirsan Guddiga madax banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maalmahaan waday Safaro ay ku marayaan Gobolada Dalka iyagoona ku tagay Maamulada Jubland iyo Koonfur galbeed Soomaaliya.

Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa horyaala shaqooyin badan ku aadan Hanaanka Doorasho ee Soomaaliya Sanadka 2020-2021.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/Maxamad-Daahir-Xubin-ka-Mid-ah-gudiga-Madaxa-Banaan-ee-Doorashooyinka-.mp3
Previous Post

DAAWO+AKHRISO: Warbixin yaa u maqan Caruurta Derbi Jiifka ah

Next Post

Horjoogayaal ka tirsan Alshabaab oo iska dhiibaya deegaanada K/Galbeed

Next Post
Horjoogayaal  ka tirsan Alshabaab oo iska dhiibaya deegaanada K/Galbeed

Horjoogayaal ka tirsan Alshabaab oo iska dhiibaya deegaanada K/Galbeed

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

May 19, 2026
0

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In