Monday, May 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaalida ku nool Itoobiya oo ka cabanaya weerarda ay ku hayaan Oromada oo sii kordhaya

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Soomaalida ku nool Itoobiya oo ka cabanaya weerarda ay ku hayaan Oromada oo sii kordhaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imanaaya Dalka Itoobiaya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan weerarada ay Qowmiyadda Oromada ay ku bartilmaameedsanayso bulshada Soomaaliyeed ee kunool Dalkaasi.

Falkii ugu dambeeyey ayaa xalay lagu weerara Soomaalida kunool magaaladda Nazareth oo khayaas ahaantii ilaa 100 Km u jirta Caasimada Dalkaasi Itoobiya ee Addis ababa,kadib markii boqolaal Soomaali ah lagu weeraray guryaha ay deganyihiin.

Related posts

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026

Dad badan ayaa lagu soo waramayaa in guryohoodi ay ka carareen oo ay u baxsadeeen Caasimadda Itoobiya,si ay uga badbaadaan beegsaiga Qowmiyadda Oromada ay ku hayaan dadkaasi,sida ay sheegayaan qaar kamid ah dadkii weerarkaasi la kulmay.

Dadka Oromada ah oo weerarada soo qaadaya ayaa la sheegay in ay ku hareereysan yihiin guryaha,ay degan yihiin Soomaalida,dadku waxay la’yihiin qaab ay uga baxsadaan weeraradaasi,qaarkood ayaa

Bilihii ugu dambeeyey waxaa jiray xisado u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada Dalkaasi Itoobiya,iyadoo dhowr jeer mas’uuliyiinta Dalkaasi ay sheegeen in xal laga gaari doono dhibaatooyinkaasi.

Previous Post

Dhageyso: Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo faah faahin ka bixisay Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka

Next Post

Mareykanka oo jaray kaalmadii uu siin jirey Pakistaan

Next Post
Mareykanka oo  jaray kaalmadii uu siin jirey Pakistaan

Mareykanka oo jaray kaalmadii uu siin jirey Pakistaan

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
0

Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In