Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo kulan la qaatay Bulshada Dedmada Cabud-waaq

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka  oo kulan la qaatay Bulshada Dedmada Cabud-waaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hugaamino Sayid cali sheekh maxamed Gudoomiye ku xigeenka gudiga Madax banaan ee  doorashooyinka qaranka oo maal mahaan socdaal ku marayay degmooyinka dalka iyo qaar ka mida gobolkada dalka ayaa shalay gaaray degmada cabudwaaq ee gobolka galgaduud.

gudoomiye ku xigeenka gudiga Madax banaan ee doorashooyinka qaranka Sayid cali sheekh maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho  ayaa sheegay in gudiga kulumada uu la qaatay shacabka ay kasoo baxeeyn aragtiyo wanaagsan.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Guddiga Madax banaan ee dooroshooyinka Qaranka Soomaaliya aya adadaal xooggan ugu jira hanaanka iyo geedi socodka Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya marka la gaaro 2020-2021.

Halkaan hoose ka dhageyso codka G/ xigeenka:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/cod-gudooiye-ku-xigeenka-gudiga-doorashooyinka.mp3
Previous Post

Boqolaal qof uu Kenya ah oo Cudurka Kuduudiyaha la ildaran

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Boosaaso kula kulmaya qeybaha bulshada

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Boosaaso kula kulmaya qeybaha bulshada

Madaxweyne Farmaajo oo Boosaaso kula kulmaya qeybaha bulshada

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In