Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mudanayaal ka tirsan labada gole ee baarlamaanka soomaaliya oo kulan laqaatay qaar kamid ah odoyaasha & wax garadka Magaalada beledweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Alshabab oo lacago baad ah ku siidaayay Gabdho ugu afduubnaa Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

mudanayaal kamid ah labada gole ee baarlamaanka soomaali oo ku sugan
magaalada beledweyne ayaa maanta waxaa ay kulan laqaateen qaar kamid
ah odoyaasha iyo wax garadka ku dhaqan magaalada beledweyne.

kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid xildhibaanada ugu kuur galayeen
xaalada guud ee gobolka maadaamaa uu gobolka hiiraan ay ka jiraan
dhibaatooyin kala duwan oo ay kamid tahay biyo la,aanta lacagtii
shilinka soomaaliga oo meesha ka baxday.

Related posts

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026

wax garadkii kulanka kasoo qeyb galay ayaa waxaa ay ka hadleen
dhamaantood dhibaatooyinka ka jira gobolka hiiraan ee bartamaha
soomaaliya iyagoo markaasi codsaday in dowlada wax ka qabato.

xildhibaan amiin jeesoow xilhdibaanad qamar farax ibrahim iyo
xildhibaanad fartuun cabdul qaadir karaama oo ka hadlay kulanka ayaa
waxaa ay sheegeen in ay muhiim tahay in xaalada gobolka ay wax badan
ka ogaadaan.

xildhibanada cod dhamaantood waxaa ay ka hadleen in ay muhiim tahay
in wax badan ka ogaadaan xaalada guud ee dadka ku nool yihiin iyagoo
sheegay in wixii ay meesha ku arkaan dowlada u gudbin doonaa

kulanka kadib ayaa mudanayaasha waxaa ay socod kusoo mareen magaalada
taasi oo qeyb ka ah guusha ciidamada nabad galyada ka sameeyeen
magaalada beledweyne maka laga hadlaayo dhinaca nabad galyada.

Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa oo goordhaw gaaray Gaalkacyo.

Next Post

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Muqdisho ku soo bandhigay Buug uu ugu magacdaray Heybso Dhaqankaaga

Next Post
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Muqdisho ku soo bandhigay Buug uu ugu magacdaray Heybso Dhaqankaaga

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Muqdisho ku soo bandhigay Buug uu ugu magacdaray Heybso Dhaqankaaga

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In