Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno Beesha caalamka oo uu hogaaminayo Michael Keating oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Xubno Beesha caalamka oo uu hogaaminayo Michael Keating oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud.

Micheal Keating iyo Xubno ka tirsan Beesha caalamka uu horkacayo ayaa waxaa magaalada ku soo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee magaalada Dhuusamareeb.

U qaabilsanaha Qaramada Midoobay Soomaaliya Mr. Keating ayaa magaalada Dhuusamareeb kaga qeyb galaya shirka lagu dhaqan gelinayo heshiiskii Maamulka Galmudug iyo Ahlu suna ay wada gaareen oo lagu wado inuu ka qabsoomo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo,Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Puntland,Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,Odayaal iyo waxgarad ayaa kusugan magaalada Dhuusamareeb halkaasi oo lagu wado inuu ka dhaco shirka dhaqan gelinta Heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug iyo Ahlu suna ku gaareen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Previous Post

Akadeemiyadda Cilmiga. Dhaqanka, Fanka iyo Suugaanta oo diyaar garoow ugu jirta xuska maalinta qorista Afka Soomaaliga(Dhageyso+Sawirro)

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka oo Kooxda Argagixisada Al-Shabaab ka Xoreeyay deegaanka Baar Sanguuni+Sawirro

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo Kooxda Argagixisada Al-Shabaab ka Xoreeyay deegaanka Baar Sanguuni+Sawirro

Ciidamada Xoogga dalka oo Kooxda Argagixisada Al-Shabaab ka Xoreeyay deegaanka Baar Sanguuni+Sawirro

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In