Friday, April 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo baaq u dirtay dalladaha Wabarasho ee ka howl gala Soomaaliya

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo baaq u dirtay dalladaha Wabarasho ee ka howl gala Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Muqdisho, ayaa ku baaqay inay dalladaha wabarasho ee ka howl gala dalka ay soo diwaan geliyaan Ardayda imtixaanka sanad dugsiyeedka 20170-2018 fasalka 12aad u fadhiisan doonta, waqtigana uu ku egyahay ilaa 15 ka oo labo maalin ay ka dhimatahay , si nidaamka iyo habsami usocodka imtixaanka uu u noqdo mid lagu guuleeysto.

Sidoo kale Agaasimaha waxuu sheegay in tirada ardayda sanadkaan imtixaanka u fadhiisan doonto ay kor u kacaday,  iyaddoo sandkii horay ay galeen 18kun oo arday ah,  hase yeeshee  sanadkaan tayadiisa sare lo qaadi doono.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa diyaarisay Manhaj mideysan oo buugaagta dugsiga hoose ah, kan dhexen la bilaabi doona inta lagu guda jiro sanad dugsiyeedkaan.

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo la kulmay Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Puntland

Next Post

Dhageyso: Ururka 49 ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay Howgalo ay ka sameyeen Gobolka Gedo

Next Post
Dhageyso: Ururka 49 ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay Howgalo ay ka sameyeen Gobolka Gedo

Dhageyso: Ururka 49 ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay Howgalo ay ka sameyeen Gobolka Gedo

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

April 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

April 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In