Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo Maleeshiyaadka Al shabaab kala wareegey Deegaano ka tirsan Jubbada hoose

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka oo  Maleeshiyaadka Al shabaab kala wareegey Deegaano ka tirsan Jubbada hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidmada militiriga Soomaliya iyo kuwa Dowlad goboleedka jubbaland ayaa Howlgalo ka bilaabay qeybo kamid ah Gobolka Jubbada hoose Ciidamada ayaa la wareegay Deegaano hoos yimaada Degmada Jamaame ee Gobolka jubbada Hoose oo kamid ah Meelaha Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab ay ka helaan dhaqalaha Deeganada ย Kamid ah Degaanka Beeraha Caanka Ku ah ee Koban .Baarsanguni Aar aare, Wirkoy iyo Degaano kale oo Ku Dhow Magaalada Jamame.

Degaanka sanguuni ayaa waxa lagu Dilay 6 askari oo ka tirsan Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab ย waxana sido kale gacanta lagu dhigay Hub iyo Minooyin aad u tira Badan oo ay Rabeen in ay Ku dhibateeyaan Dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

February 8, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌe ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐œ๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

Magaalada Jamame guud ahaanba Saaka way iskaga baxeen Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab waxaa sido kale ay ka baxeen Degaano dhanka Waqooyi kaga beegan Magaalada Jamaame.

Ka bixitaanka Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab ย ee Jamame ayaa ka dambeysay ka dib markii Howlgaloka dhan ah Maleyshiyada Al shabaabย  ay Ciidamada Dowlada Soomaaliya bilabeen waxana la filayaa in Sarakiishu Dhawan ka hadasho Qabashada Maagalada Jamaame oo ay surgal tahay in ay lawaregan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Ilaa 250 00 caruur ay ku jirto oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Syria

Next Post

Mareykanka oo beeniyay in Gudaha Soomaaliya looga dilay Askari

Next Post
Mareykanka oo beeniyay in Gudaha Soomaaliya looga dilay Askari

Mareykanka oo beeniyay in Gudaha Soomaaliya looga dilay Askari

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 7-da February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌe ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐œ๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌe ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐œ๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayo soo bandhigidda iyo dardargelinta Biyo-Mareenka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socday Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socday Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Muqdisho, Sabti, 07 Febraayo 2026: โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta...

Agaasimaha Nabad Sugidda Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka 7aad ee Madaxda Hay’adaha Sirdoonka Dalalka Carabta

Agaasimaha Nabad Sugidda Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka 7aad ee Madaxda Hay’adaha Sirdoonka Dalalka Carabta

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(CIRAAQ):-Agaasimaha Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qaybgalay fadhiga 7-aad ee Shirka Madaxda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In