Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaalad Biyo yari aad u daran oo ka jirta magaalada Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dad ay biyo la’aan haysato
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaaladda biyo Yarida ee Xiligan ka jirta magaalada Baydhabo ayaa mareysa halkii ugu sareysay,waxaa gabi ahaanba Guray ceelashii biyaha ee ay gaarka umaamulaayeen Shirkadaha biyaha qaabilsan ee magaalada.

boqolaal Gaari dameero ah oo ka shaqeeya Biyaha ayaa safaf dhaadheer usoo gala arooti Ceel Biyo oo ah meesha kaliya ah ee Magaalada biyo ay ka hesho taas oo si gaar ah ay umaamulayso Shirkada Biyaha ee Warjinaay

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Fuustadii biyaha ayaa lagu kala iibsanaya 40-kun oo shilinka Soomaaliga oo u dhiganta Laba doolar taas oo aan awoodinn qoysaska danyerta ah iyo Kuwa Qaba Baahiyaha Gaarka ah, balsee Biyo yarida waxaa si wadajir ah ay usaameysay Bulshada oo idil .

Midkamidha Dadka Dadka kashaqeeya Kateetooyinka biyaha sheegay in xilligan magaalada Baydhabo iyo hareeraheeda laga dareemayo Biyo yari aad u daran,waxayna Arrintaan si weyn saameyn ugu yeelatay dadka danyarta ah.

Bohoshii Biyaha ee ay caanka ku ahayd Baydhab ee ISHA oo xilliyada Jilaalka iyo Roobka isku si Biyaha uga socon jireen ayaa hadda noqotay meel lagu guro qashinka magaalada,waxaana ay hooy u noqotay dameero iyo dad darbi Jiif ah.

Nadaafadarida goobta ka jirta ayaa waxaa saameyn weyn  ku yeelan kartaa bulshada Magaalada sida uu qabo  Dr. Mangiste oo kamid ah Dhakhaatiirta magaalada Baydhabo.

Badi dadka magaalada Baydhabo ayaa aaminsan in Biya yarida jirta ay sabab u tahay in dadka qaar si sharcidaro ah ku dhisteen gudaha Bohosha oo ay xiray ilihii Biyaha ka imaan jireen.

C/kariin Sheekh isxaaq oo mudo 30-sano ah  ugu danbeysay ISHA Baydhabo yaraatiisana ku dabaalinjiray ayaa xiligan layaaban sida ay utaalo  ISHA ee loo dayacey.

Previous Post

Dowladda Nigeria oo shaacisay in wali la la’yahay Gabdho laga afduubtay iskuulka Dapchi

Next Post

Haddiiba Kalsoonaanta Nafta Tahay Furaha Guusha Kalsooni Daradana Waa Fashilka Nolasha.

Next Post

Haddiiba Kalsoonaanta Nafta Tahay Furaha Guusha Kalsooni Daradana Waa Fashilka Nolasha.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In