Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulada Koonfurgalbeed iyo Hirshabeelle oo qarax ku dhintay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulada Koonfurgalbeed iyo Hirshabeelle oo qarax ku dhintay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Koonfurgalbeed ee Soomaaliya mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa uga tacsiyadeeyay qoysaskii ay ka geeriyoodeen Wasiiru-dowlaha Amniga Koonfur Galbeed marxuum Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Cali iyo Xildhibaan ka tirsna Baarlamaanka Hirshabeelle Marxuum Axmed Cabdi Faarax Kabaweyne oo u geeriyooday qarax lala eegtay gaari ay wateen.

Wasiirka ayaa xusay inay in masuuliyiinta ay qeyb ka ahaayeen wafdi uu maanta hogaaminayay Madaxweynaha Koonfurgalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, kuwaasi oo kormeer ku tegay garoonka Bali-doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

“Waxaan sido kale tacsi u diraa maamulka Hirshabeelle, maadaama uu ku baxay gacanta cadowga,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Koonfurgalbeed oo hadalkiisa ku daray in Wasiiru dowlaha uu ahaa shaqsi nabadda jecel oo ka shaqeeyay hanaanka xoojinta amniga ee Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Dhageyso Wareysiga Wasiirka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/Waerysi-Wasiirka-Warfaafinta-Koonfur-Galbeed-Ugaas-Xasan-.mp3
Previous Post

Wasiirka Gaadiidka oo soo saaray amaro ku saabsan hanaanka duulimaadyada “Akhriso+sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Hirshabelle oo ka Tacsiyeeyay Geerida Xildhibaan Kabaweyne iyo Wasiiru Dowlihii Amniga Koonfur Galbeed

Next Post
Shirka wadatashiga oo arrimo badan looga hadlay “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabelle oo ka Tacsiyeeyay Geerida Xildhibaan Kabaweyne iyo Wasiiru Dowlihii Amniga Koonfur Galbeed

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In