Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxa Golaha Wasiira Sheikh Maxamed Shaakir ayaa si wada jir ah u kormeeray Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb, iyadoona Dadka looga digay inay dhistaan Dhulka Garoonka Sharcina laga soo saari doono.

Kormeer ka dib ayaa Masuuliintu si wada jir ah Warbaahinta ula hadleen, Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sh Maxamed Shaakir ayaa waxa uu sheegay in Garoonka laga dhigi doono mid heerkiisu sareeyo maadaama uu ku yaalo Caasimaddii Maamulka.

Related posts

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxa uu sheegay in Fadhiga ugu horeeya ee Baarlamaanka la soo saari doono Sharciyada Dhulalka.

Ugu dambayn Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa xusay in Garoonka Ugaas Nuur uu Noqan doono Mid Caalami ah Sanadaha soo socda.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Beesha Caalamka usoo bandhigtay Qorshaha AMISOM lagala wareegayo Amniga Dalka

Next Post

Madaxweyne Waare oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo Jowhar Gaaray+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Waare oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo Jowhar Gaaray+Sawirro

Madaxweyne Waare oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo Jowhar Gaaray+Sawirro

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In