Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarunta cusub ee Hay’adda Socdaalka ee Puntland oo dib loo furay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Xarunta cusub ee Hay’adda Socdaalka ee Puntland oo dib loo furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda waxay magaalada Garowe ka hirgelisey dhismaha xarun weyn oo loo diyaariyey in loogu adeego bulshada Soomaliyeed gaar ahaan dadka ku dhaqan deegaanada Puntland.

Hay’addu waxay horay u daganeyd guri gaar loo leeyahey oo kiro ahaa waxaana dadweynaha isbuucii hore loo sheegay in muddo 3 barri ah shaqada la hakinayo si loogu guuro xarunta ay Hay’addu dhisatay.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Hay’addu waxay mar kale ku wargalineysaa bulshada ku xiran adeegga xaruuntaan in ay   adeegga bixinta baasaboorku dib uga bilaaban doonto xaruunta cusub maalinta beri ah oo ay tariikhdu tahay 13/03/2018,

Dhinaca kale Hay’addu waxay cadeyneysaa in aysan matalin isla markaana wax masuuliyad ah u haynin dad shaley sheegtey magaca hay’adda.

Ugu danbeyn, agaasinka guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu wuxuu uga mahad celinayaa madaxda dowlad goboleedka Putland, gaar ahaan maamulka gobolka Nugaal wadashaqeynta hagaagsab isla markaana ku saleysan sharciyada dalka.

Previous Post

Farshaxanka Qarsoon ee Haweenka Naafada oo lagu soo bandhigay Aqalka Dowladda Hoose +Sawirro

Next Post

faah faahin ku sabsan kulankii golaha shacaabka ee maanta

Next Post
faah faahin ku sabsan kulankii golaha shacaabka ee maanta

faah faahin ku sabsan kulankii golaha shacaabka ee maanta

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In