Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Ciidamada xoogga Dalka oo 30 ka tirsanaa maleyshiyada Al-shabaab ku dilay Gobalka Hiiraan

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Ciidamada xoogga Dalka oo 30 ka tirsanaa maleyshiyada Al-shabaab ku dilay Gobalka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jeneraal Maxamed Axmed Tareedisho oo ah taliyaha guutada 52 ee Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed kuna sugan Gobalka hiiraan ee bartamaha Dalka oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Dagaal saacado badan qaatay oo shalay ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan lagu dilay 30 horjooge oo ka tirsanaa maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab halka gacanta lagu soo dhigay sargaal sare oo maleeshiyaadka ka tirsanaa.

Taliyaha guutada 52 Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Axmed Tareedisho ayaa tilmaamay in Dagaalkaan oo ay qaadeen Ciidamada xoogga Dalka laga gaaray guulo la taaban karo maadaama lagu dilay 30 maleyshiyo ah oo ka tirsanaa dhagar qabayaasha nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab.

Related posts

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026

Ciidamada xoogga Soomaaliya ayaa shalay weerar qorshaysan ku qaaday deegaano maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al-shabaab ku dhibaataynaayeen Shacabka Soomaaliya hasa-yeeshee Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa u taagan bur burinta argagaxisada Al shabaab.

Dagaalka shalay ka dhacay Gobalka Hiraan ayaa qeyb ka ah dadaalada Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gacan ka helaaya maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al-shabaab looga saarayo deegaanada wali looga tuhmaayo Dalka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Generalka tareedisho:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/TALIYAHA-GUUTADA-52-CIIDANKA-XOOGGA-DALKA-GENERAAL-MAXAMED-AXMED-TAREEDISHO.mp3
Previous Post

Duqa Muqdisho oo Daah furay Ololaha Iskutashiga ee wax u qabashada dadka Barakacayaasha ah “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In