Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Mohamed Salah Mucjisada Cusub Ee Kubada Cagta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Mohamed Salah Mucjisada Cusub Ee Kubada Cagta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xidiga u dhashay dalka masar ayaa barbareeyay Drogba oo haystay Record-ka xidiga goolasha ugu badan ka dhaliyay Horyaalka Ingiriska hal xili ciyareed xidigaha ka soo jeeda qarada afrika.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026

Mohamed Salah iyo kooxdiisa Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaaray kooxda Crystal Palace oo garoonkeeda ku ciyaareysay waxaana guud ahaan ciyaartii ay ku soo idlaatay 2-1 oo ay ku adkaatay Liverpool.

Mohamed Salah ayaa dhaliyay Goolkisii 37 oo xili ciyareedkan uu dhaliyay halka Horyaalka ingiriska uu dhaliyay Salah 29 Gool taasi ayaana ah barbarihii Record-kii Drogba oo u dhashay dalka Ivory Coast waxaana Drogba uu haystay Record-ka xidiga ugu badan ee dhaliya Horyaalka Ingiriska goolasha ugu badan hal Xili ciyareed.

Mohamed Salah xidiga u dhashay dalka masar ayaa noqday mid ay u riyaaqeen tageerayaasha kooxda Liverpool waxaana uu dhaliyay goolal muhiim ah oo kooxda ay guulo ku gaartay ayadoo Mohamed salah oo haysta diinta islaamka uu badalay fikradii reer galbeedka ay ka aaminsanayeen diinta islamka waxaana qaar ka mid tageerayaasha Liverpool ay ku heesayeen waxaan imaan doona halka aad ilaah ku barido oo ay ula jeedan masjidka waxaa kaloo ka mid ahaa erayada tageerayaasha Liverpool waxaan qaadan doona diinta islamka weynu ku jecel nahay salah iyo erayo kale oo ay sare ugu qaadayaan diinteena suuban ee islamka.

Salah ayaa waxaa la aaminsan yahay in xili ciyareedkan uu jabin doono Rikooro badan oo u yaala kooxda Liverpool ayadoo haatan kii ugu horeyay uu la sinmay xidigii hore ee kooxda Chelsea Didier Drogba oo haystay xidiga goolasha ugu badan ka dhaliyay horyaalka ingiriska xidigaha ka soo jeeda qarada afrika.

Dhanka kale guusha kooxda Liverpool uu gaarsiiyay Mohamed salah ayaa noqoneyso kulankii 100 oo uu gaaray Macalinka Jurgen Klopp tan iyo markii loo magacaabay macalinka kooxda Liverpool.

Previous Post

Shir ku saabsan amniga deegaannada Galmudug oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

Kooxda Dekadda Oo Sii Dheereysatay Hogaanka Horyaalka Soomaaliya

Next Post
Kooxda Dekadda Oo Sii Dheereysatay Hogaanka Horyaalka Soomaaliya

Kooxda Dekadda Oo Sii Dheereysatay Hogaanka Horyaalka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In