Monday, May 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Galmudug ee Dalka Sweden oo qalbeysay isbitaalka Bandiiradley

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Galmudug  ee Dalka Sweden oo qalbeysay isbitaalka Bandiiradley
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qalabkaan caafimaad oo nuucyo kala duwan isugu jira kana yimid jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden isla markaa loogu tala galay in lagu qalabeeyo isbitaalka degaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay  wakiil ka socday isbitaalkaas iyadoo uu balan qaaday in si dhaqso ah halkaa lagu garasiin doono qalabkaan.

Cabdi Cilmi Dagel oo wakiil ka ahaa Jaaliyadda Jaaliyadda Galmudug ee Sweden ayaa qalabkaan wareejiyay waxaana uu sheegay in Jaaliyadu u wakiilatay in qalabkaan uu garao dadkii loogu tala galay ujeedkuna yahay in dadka Bandiiradley ay helaan adeeg caafimaad oo hufan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

May 3, 2026

Sheikh C/qaadir Macalin Maxamuud Cadnaan oo wakiil ka ah maamulka Isbitaalka Bandiiradley ayaa la wareegay qalabka waxaana uu balan qaaday in sidii loogu talagalay uu u gaari doono isbitaalka waxaana uu u mahad celiyay Jaaliaydda Sweden.

Magaalada Bandiiradley ee gobolka Mudug ayaa ka mid ah degaanada ay ka jiraan baahiyaha dhinacyada caafimaadka iyo waxbarashada ee muhiimka u ah bulshada. waxaana dhawaan halkaa laga hirgaliyay Isbitaal adeegyo aan badneyn u qabta bulshada degaanka Magaalada Bandiiradley oo ka tirsaan gobolka mudug,qalabkaan  ayaa lagu tala galay in lagu qalabeyo isbitaalka si dadka loogu adeego .

jaaliyada  soomaaliyeed ee dalkasi sweden ayaa  balan qaaday inay markale soo garsiin doonaan qalab Isbitaalka  Degaanka  Bandiiradley ee Gobolka Mudug.

Previous Post

Mareykanka oo war ka soo saarey duqeymo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Alshabaab 

Next Post

BANAADIR SC IYO HEEGAN OO GALABTA ISKU DHAGAN

Next Post
BANAADIR SC IYO HEEGAN OO GALABTA ISKU DHAGAN

BANAADIR SC IYO HEEGAN OO GALABTA ISKU DHAGAN

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
0

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

May 3, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay shacabka ku dhaqan caasimadda

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay shacabka ku dhaqan caasimadda

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In