Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo daah furay Shirka Madasha Horumarinta Galmudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo daah furay Shirka Madasha Horumarinta Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Madasha Horumarinta Galmudug ayaa maanta ka furmay magaalada Dhusamareb ee Caasimada Galmudug waxaana daah furay Madaxwaynaha Galmudug Ahmed Ducaale Geelle Xaaf, waxaana ka soo qeyb galay Ganacsato aad u fara badan kuwaasi oo danaynaya inay maal gashiyadaan deegaanada Galmudug.

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug Maxamed Cabdullaahi Cabdi ayaa sheegay in arinkani uu yahay mid lagu farxo, ganacsataduna ay gaari karaan heerar ay ku maalgashadaan deegaanadooda.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Galgaduud Yaasiin Sheekh Maxamed ayaa tibaaxay inay muhiim tahay horumarinta iyo kor uqaadista kaabayaasha dhaqaalaha Galmudug.

Ugu dambayn Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ganacsatada u sheegay inay hurumariyaan Deegaan kooda, waxa uuna xusay in la siin doono dhulal ay dhistaan, isla markaana ka samaystaan goobo Ganacsi.

Shirkaan ayaa inta uu soconayo waxaa looga hadli doonaa arimo ay ka mid yihiin Hurumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha Galmudug iyo Ganacsatadu ay taageeraan Maamulka.

By: Maxamed Deeq Cabdi

Previous Post

Maxaa Iska Badalay Kala Horeynta Horyaalka Dalkaada

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Safiirka Shiinaha oo ka wada hadlay caawinta Warbaahinta Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Safiirka Shiinaha oo ka wada hadlay caawinta Warbaahinta Soomaaliya “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Safiirka Shiinaha oo ka wada hadlay caawinta Warbaahinta Soomaaliya "SAWIRRO"

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In