Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhegeyso Madaxweyne Waare ”150.000 oo qof ayaa ka barakacday Fatahaada wabiga ee Baladweyne” (Waraysi)

admin by admin
8 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa, Wareysiyada
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo isaga oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Waraysi gaar ah siiyay Radiomuqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa uu uga waramay saameynta fatahaada wabiga Shabeelle ee mara magaaladaasi.

Madaxweynaha Hirshabeelle waxa uu sheegay in dadka ka barakacaya fatahaada wabigu ay kor u sii kacayaan marba marka ka dambaysa.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Laascaanood kula Kulmay Isimmada Dhaqanka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Laascaanood kula Kulmay Isimmada Dhaqanka Waqooyi Bari

August 3, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

August 3, 2026

waxa uu ku baaqay in loo gurmado dadka ay fatahaadu saameesay

Cabdishakuur Cali Axmed oo ka tirsan Radiomuqdisho ayaa waraystay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare

Halkan ka Dhegeyso

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/04/Waraysi-Madaxweynaha-Hirshabeelle-Maxamed-Cabdi-Waare-By-Abdishakur-Ali-Ahmed-.mp3
Previous Post

Wasiir Xagaa “Falkan waa mid ay argagaixsadu ku dooneyso in ay ku xagal daaciso nabadgalyada ka hanaqaaday Galkacyo”

Next Post

Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha U naxariistee Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi

Next Post
Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha U naxariistee Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi

Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha U naxariistee Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Laascaanood kula Kulmay Isimmada Dhaqanka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Laascaanood kula Kulmay Isimmada Dhaqanka Waqooyi Bari

August 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

August 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo booqday Xabsiga Ganfuda ee Liibiya 

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo booqday Xabsiga Ganfuda ee Liibiya 

August 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa booqday Xabsiga Ganfuda ee magaalada Banghaasi, halkaas oo ay kula kulmeen dhallinyaro Soomaaliyeed...

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

August 3, 2026
0

Hoggaamiyaha Waqooyi Bari ayaa habka fogaan-aragga uga qayb galay munaasabadda lagu xusay sanad-guurada maamulkaas oo lagu qabtay gobolka Minnesota ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In