Waxaa la filayaadhinacyadaasi In ay ka wada hadlaan danaha dhaqaale iyo kan amni ee labada dal waa Nigeria iyo Mareykanka,waxaana laga yaabaa inay diiradda saaraan arrimo badan oo culus.
Hogaamiyaasha dalal badan oo Afrikaa ah ayaa si dhow ula socon doona wadahadaladaasi,kadib kolkii Mr Trump horay loogu eedeeyay in uu qaaraadda Afrika ku tilmaamay meel aan fiicneyn oo wasakh ah
Mohamadu Buhaari waa Madaxweynihii ugu horeeyay oo Afrikaan oo la kulmaya Mr.Trump oo dhowr bilood ka hor aflagaado u geystay qaaradda Afrika iyo dadkeeda.