Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg Deg: Aqriso Natiijada wareega Kowaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka .

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Deg Deg: Aqriso Natiijada wareega Kowaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa lagu dhawaaqay Natiijada Wareega Kowaad ee Doorashada Gudoomiyaha  Golaha Shacabka eebaarlamaanka Soomaaliya.

Kusimaha Gudoomiyaha  ahna Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka ayaa sidoo kale Shaaciyey in Afarta Musharax ee u koreyso ay usoo gudbeen Wareeg labaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Related posts

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026

1- Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh 83 Cod

2-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarrow 69 Cod

3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen 54 cod

4- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla 19 cod

5-Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 16 cod

6- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 7-cod

7- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 7-cod

8- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 5-cod

9- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar 3 cod

10-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur. 3-cod

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo maalinta berito ah fasaxday shaqaala weynaha Soomaaliyeed

Next Post

Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta oo xarunta Aqalka sare Barlamaanka ka hirgalisay isgaarsiin casriya

Next Post
Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta oo xarunta Aqalka sare Barlamaanka ka hirgalisay isgaarsiin casriya

Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta oo xarunta Aqalka sare Barlamaanka ka hirgalisay isgaarsiin casriya

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In