Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirrada Khayraadka Biyaha ee Jaamacadda Carabta oo shir ugu soo geba-geboobay Kuwait+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirrada Khayraadka Biyaha ee Jaamacadda Carabta oo shir ugu soo geba-geboobay Kuwait+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir weynaha 3-aad ee Arrimaha Biyaha Carbeed ee heer Wasiir ah ayaa lagu soo gabagabeeyay Dalka Kuwait,iyadoo go’aanada soo baxay ay yihiin kuwo waxtar u leh Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,waxaana ka qeybgalay wafdi ka socday dowladda Soomaaliya.

Wasiirradda Biyaha Carbeed ayaa isku afgartay in Dowladaha Carbeed iska kaashadan Horumarinta Kheyraadka Biyaha iyo habsami u maamulka ilaha Biyaha wadamadaasi.

Related posts

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026

Wasiirradu waxa ay isla gorfeeyen in Dowlaha Carbeed ee dhaqaalohoodu hooseeyo laga saacido mashaariicda horumarinta biyaha iyadoo Hay’adda Carbeed ee Horumarinta Biyaha laga codsaday in ay daraasad ku sameyso baahida dalalka u baahan in laga gacan siiyo Horumarinta Biyaha.

Kusimaha Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya ahna Wasiir Ku Xigeenka Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim  oo qudbad qaayo leh ka jeediyay shirweynaha ayaa ka warbixiyay xaaladda Biyaha Dalka iyo dhinacyada u baahan in Soomaaliya laga gacan siiyo,taas oo si weyn loogu dhag raariciyay.

kulamadii gaar gaarka  ahaa ee Wafdiga Soomaaliya ay la yeeshen wafuuda kala duwan ee Shirka ka soo qeybgashay ayaa dhammaan ku soo dhammaaday is afgarad iyo ballan qaadyo la xiriira mashaariic lagu horumarinayo Kheyraadka Biyaha in laga hirgeliyo Soomaaliya.

Previous Post

R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhiirrigelinayay ciidamada+Sawirro

Next Post

Faah-faahin ka soo baxaysa weerar ka dhacay G/waqooyi bari ee Kenya

Next Post
Faah-faahin ka soo baxaysa weerar ka dhacay G/waqooyi bari ee Kenya

Faah-faahin ka soo baxaysa weerar ka dhacay G/waqooyi bari ee Kenya

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In