Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayo qabya qoraalka Sharciga Doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayo qabya qoraalka Sharciga Doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo inta uu soconayoย  looga doodayo qabya qoraalka sharciga doorashooyinka qaranka waxa ka qeyb galaya sharci yaqaano, aqoonyahano iyo gudiga doorashooyinka, si ay uga tala bixiyaan nuuca doorasho ee Soomaaliya ku haboon marka la gaaro 2021 waxaana soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha Gudaha. Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya.

Wasaaradda ayaa kulan ku soo bandhigtay daraasado ku saabsan nuuca doorasho ee ku haboon Soomaaliya waqtigaan

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Cabdinasir Xaaji Maxamed Agaasimaha Waaxda federaalka ee wasaaradda arrimaha Gudaha Federalka iyo dib heshiisiinta ayaa ka hadlay daraasada ay ย wasaaradu ka sameysayย  nuuca doorasho ee ku haboon Soomaaliya.

โ€œ waxaa la sameeyay nuuca doorasha ee dalka ku haboonm hadii ay noqon laheed nidaamka aqlabiyada badan,ama nidaamka saamiga dheelitiran iyo mid isku dhafan, waxa kale oo daraasad laga sameeyay nuuca deegaan doorasho ee ku haboon waqtigan waxaana garanay inay ku haboon tahay doorasho nuuceedu yahay nidaamka saamiga dheelitiran (proportional Representation)โ€ Agaasime waaxda federaalka ayaa sidaa yiri

Xuseen Cabdi Aadan oo ah xubin ka mid ah gudigga doorashooyinka Qaranka talaabo muhiim ah ayuu ku tilmaamay in laga tala galiyoย  dadka u ahalka qabya qoraalka sharciga doorashooyinka.

โ€œ annaga inaan ka soo qeyb galno muhiim weeye waayo anaga marka la sameeyo sharcigaan fulintiisa leh, wasaaraduna waxay ku mahadsan tahay sida aan turxaanta laheen ee baraxa laโ€™ ee marwalbaba ula tashanayaan dadka qeyb ahaan lugta ku leh iyo aqoonyahanada iyo dadka sharci yaqaanada ahโ€ ayuu yire Xuseen Cabdi Aadan

Xoghayaha joogtada ah e wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta C/laahi Maxamuud Xasan (Azhari) uu furay kulanka waxa uu sheegay in wasaaraduย  ay ka goโ€™an tahay in la helo nidaam doorasho qaran oo loo dhan yahay,

โ€œ maanta waxaan isugu nimid heykalka sharciga qabya qoraalka doorashooyinka inaad talo ka bixisaan, dhammaan qeybaha bulshadana waxaan rabnaa inay raโ€™yi ay ku lahaadaan sida ay wax u dhacayaan, sababtoo ah hadii aan la helin intaas oo dhan wax loo dhan yahay lama helaayoโ€ ayuu yiri xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya

Kulankaan looga hadlayo qabya qoraalka sharciga doorashooyinka oo soconaya laba maalmood ย ayaa qeyb ka ah dadaalada Qaran ee looga tashanayo nuuca doorasho ee ku haboon dalka iyo nidaamka loo marayo.

Cabdishakuur Cali Axmed

Previous Post

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lakulmay Gudiyada joogtada ee Golaha Shacabka

Next Post

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo la kulmay Kooxda Kubadda cagta ee Gaadiidka “sawirro”

Next Post
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo la kulmay Kooxda Kubadda cagta ee Gaadiidka “sawirro”

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo la kulmay Kooxda Kubadda cagta ee Gaadiidka "sawirro"

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In