Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo: Sawiradda Sameeynta ay reerbatay Duufaanti ku dhufatay gobolada Waqooyi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Daawo: Sawiradda Sameeynta ay reerbatay Duufaanti ku dhufatay gobolada Waqooyi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobaab watay Dabaylo ayaa ka da’aay Degaanada dhaca  Xeebaha goboladda Waqooyi Dalka ,waxa  ay wax yeelo ka soo gartay dadka  dagaan dhulka Miyiga ah ee Buralayda ku teedtasan.

Dadka ayaa hada u bahaan gargaar dag dag ah oo  Bin,aadanimo in laala soo garo madaama ay sameysay Duufaanti ku dhufatay Goboladda Waqooyi gaar ahaan Gobolka Awdal.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Qoysaas xoola dhaqata ah ayaa ku wayay dad iyo Dunyadi ay ku haysteen Degaana hoostaga Gobolka Awdal, kadiba markii ay ku soo rogmadeen Daadad iyo Dabeylo xogga badan oo ay wadtay Duufaanta ku dhuuftay qaybo kamid ah gobolada Waqooyiga  ee dalka.

dadka ku dhintay duufaanta ayaa intooda  badan waxay ku sugnaayeen degaannada Lughaye iyo Baki oo kawada tirsan  isla gobolka  Awdal.

Duunfaantan ayaa sido kale waxa ay  gabi ahanba  latagtay dalagyadii Beeraha, sido kale waxay Burburisay guud ahaanba agabkii ay isticmaalayeen dadka ay dhibaatadu ka soo gartay Duufaanta iyo daadadkii halkaasi ka dhacay.

Roobabka ayaa  sidoo kale lagu soo waramaya in ay wax yeelo ka geysteen  deegaanno ka tirsan  Maamulka Puntland  oo ay  ku dileen dad iyo  xoolo.

dadkii ku dhibatoobay waxyeeladii Dufaantan ayaa dadka soomaaliyeed waxay ka dalbadeen in ay gurmaad  dag dag ah ay la soo  gaaran.

Previous Post

Mashaariic HormarineedOO laga hirgaliyay Degmada Warshiikh

Next Post

Turkiga iyo Qadar oo kaalmo lacag ah ugu deeqay Yemen.  

Next Post
Turkiga iyo Qadar oo kaalmo lacag ah ugu deeqay Yemen.  

Turkiga iyo Qadar oo kaalmo lacag ah ugu deeqay Yemen.  

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In