Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo la Kulmay Guddiga Maaliyaddaee Aqalka Sare “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo la Kulmay Guddiga Maaliyaddaee Aqalka Sare “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa horyimid Guddiga Dhaqaalaha,Maaliyadda,Ganacsiga,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo Guddiga Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Aqalka sare Su’aalo weydiinta dhinaca Maaliyadda Dalka.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

“Su’aalo weydiinta Guddiga Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Aqalka sare ee BFS aad ayaan uga mahadcelinayaa waxaana ka wada hadalnay arrimaha Maaliyadda, diyaar baan u nahay wada shaqeynta Wanaagsan wixii talo guudna waan ka sugaynaa”.ayuu yiri Cabdi raxmaan Ducaale Beyle

Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Axmed Dhuxuloow (Dhag dheer ) ayaa dhankiisa sheegay in kulankan uu ahaa kulan isla xisaabtan ah, Su,aalana laga weydiiyay Wasiirka qaabka dhaqaalaha dalka.

“Su’aalaha dhanka dhaqaalaha ee aan weydiinay Wasiirka Maaliyada dalka waxay u badnaayeen xog wareysi, waxaan kaloo ka wada hadalnay wax qeybsiga dowlada Federaalka iyo dowlada goboleedyada iyo deeqaha soo gala dowlada Soomaaliya”

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka soomaaliya ayaa sidoo kale dhowaan kulan isla xisaabtan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay Marxuum Cumar Dhalaxow

Next Post

Wasiirka Amniga Gudaha oo Kormeer ku tegay Baraha Kontaroolada Ciidanka Amniga ee Daafaha Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Amniga Gudaha oo Kormeer ku tegay Baraha Kontaroolada Ciidanka Amniga ee Daafaha Muqdisho “SAWIRRO”

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In