Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Real Madrid oo baacsaneyso ciyaaryahan kale oo Tottenham ka tirsan

admin by admin
8 years ago
in Ciyaaraha
0
Real Madrid oo baacsaneyso ciyaaryahan kale oo Tottenham ka tirsan

FILE - In this Wednesday, Nov. 1, 2017 file photo, Tottenham's Christian Eriksen celebrates scoring his side's third goal during a Champions League Group H soccer match between Tottenham Hotspur and Real Madrid at the Wembley stadium in London. Christian Eriksen is carrying the hopes of a nation as Denmark looks to qualify for a first major tournament since 2012. (AP Photo/Matt Dunham, File)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Naadiga reer Spain ee Real Madrid ayaa dhowrkii sanno ee la soo dhaafay waxa ay la wareegeysay xiddigaha ugu muhiimsan Spurs-ka iminkana waxa ay bartilmaameedsaneysaa Christian Eriksen.

Eriksen oo 26-sanno jir ayaa heshiiska uu kula jiro kooxdiisa waxaa ka harsan labbo sanno, waxaa lala xiriirinayay Barcelona.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Jariirada Marca ayaa warisay Real Madrid inay laacibkan u aragto beddelka Luka Modric.

Eriksen ayaa dhalliyay 14 gool, waxanna uu caawiyay 13 gool, waxanna uu ka qeyb qaatay ololaha xagaagan ee naadigiisa.

Dhammaan tartamadda oo dhan waxa uu kooxdan Ingiriiska kasoo muuqday 226 kullan, goollasha uu dhalliyay ayaa ah 56 gool, waxanna uu kasoo tagay marka uu kusoo biiray naadigan Ajax sannadkii 2013.

 

Previous Post

Chelsea oo xiddig weyn ku raad joogto

Next Post

Jabriil Fariid oo beeniyay inuu ka tagay Heegan

Next Post
Jabriil Fariid oo beeniyay inuu ka tagay Heegan

Jabriil Fariid oo beeniyay inuu ka tagay Heegan

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In