Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo: Waalidiinta dhalay Gabar yar oo la xanuusanaysa Buro oo dal baday Caawimaad”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Daawo: Waalidiinta dhalay Gabar yar oo la xanuusanaysa Buro oo dal baday Caawimaad”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhibane  Falxado  Cali  Xasan waa  Gabar yar  oo Shan Bilood jirta  waxey la Xanuunsaneysaa Buro kaga taala Qeybta Dambe ee jirkeeda waxaana laga keenay  Gobolka Shabeelaha Hoose Gaar ahaan Deegaanka Toora Toorow waxeyna ka soo jeedaa qoys sabool ah oo aan wax haysan,

Dhakhaatiirta isbitaalada  waxa ay sheegeen in qaliin lagu sameynayo  qarashaadka qaliinka ayaa lagu sheegay in uu gaarayo Afar kun oo doolar  waalidiinta  gabadhan yar waxey ka codsanayaan  bulshada soomaaliyeed  Dowladda federaalka Soomaaliya  in ay ka caawiyaan qarashaadkii lagu qali lahaa maadaama aysan heli karin

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Aabe Cali Xasan ayaa ka dalbaday dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan  iyo dowlada soomalaiya in ay ka  caawiyaan  lacagahaasi lagu qalayo.

Shiikh C/fitaax Nuur Muude cade  oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay  fadliga ay leedahay  in la caawiyo qof dhibaateysan.

Warbaahinta Qaranka Somaaliyeed ayaa sanadihii dambe xoogga saarasay in ay soo bandhigto muwaadiniinta Soomaaliyeed ee la xanuusanaya cudurada kala duwan si ay bulshada wax haysata oga faaisadaystaan caawinta dadkaasi.

Hadaba Walaal ka wac Telkaan Haddii aad Caawinayso: 0618202028

Previous Post

Wararkii ugu dambeeyey kulanka taariikhiga ah ee hoggaamiyaasha Mareykanka iyo W/kuuriya

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In