Saturday, September 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Asluubta oo soo xiray tartan aqooneed loo qabtay maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe “SAWIRRO”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Asluubta oo soo xiray tartan aqooneed loo qabtay maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyed Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jamac Keynaan ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gaari aan xabada karin oo bus ah iyo dhar isboorti oo ay soo dhiibeen Ururka Aadanimadaย  ee saxiibada Dawladd Jarmalka kaa oo loogu talagalay in loogu adeego maxabiista Soomaaliyeed,

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan ayaa u mahad celiyay Dawladda Jarmalka, isagoo dhinaca kale qalab caafimaada iyo dhar isboorti oo loogu talagalay carruurta agoonta oo ay gacanta ku hayaan taliska ciidanka booliska uu ku wareejiyay taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Wasiirka Difaaca ee dalka Shiinaha

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Wasiirka Difaaca ee dalka Shiinaha

September 19, 2026
TACSI:Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida ku timi Weriye Maxamed Muudey(Boqorka Bartamaha)

TACSI:Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida ku timi Weriye Maxamed Muudey(Boqorka Bartamaha)

September 19, 2026

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa sheegay in qalabkaan caafimaadka ah uu waxbadan ka tari doono dhamaan ciidamada qalabka sida, gaar haan ciidamada booliska iyo Asluubta .

Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa sooย  xiray tartankii Aqoon korarsiga ahaa ee ka socday Xabsiga Dhaxe ee Xamarย  oo kor loogu qaadayay aqoonta, iyadoo maxabiistii kaalimada hore ka galay tartanka la guddoonsiyay abaal marino oo ay ku farxeen maxbiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar.

Maxamed Muuse Maxamed oo ka mida ah howlwadeenadaย  Idaacada Ciidamada Qalabka sidaย  ayaa sheegay inuu sii laba jibaari doono sidii loo joogteyn lahaa tartamada nuucaani oo kale ah, si sare loogu qaado aqoonta maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameerikoย  ayaa u hambalyeeyay maxbiistiiย  kaalimaha hore ka galaya tartanka.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeedย  Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamaca Keynaan ayaa ku dhiira geliyay maxaabiista in ay sii laba jibaaran aqoontooda, isla markaana aysan isu arag dad aan rajo la hayn nolosha.

Previous Post

Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka

Next Post

Wasaaradda Awqaafta oo shaacisay in berri ay ciid tahay

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay dadaalka lagu dhex dhexaadinayo Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Wasaaradda Awqaafta oo shaacisay in berri ay ciid tahay

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Wasiirka Difaaca ee dalka Shiinaha

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Wasiirka Difaaca ee dalka Shiinaha

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha,...

TACSI:Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida ku timi Weriye Maxamed Muudey(Boqorka Bartamaha)

TACSI:Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida ku timi Weriye Maxamed Muudey(Boqorka Bartamaha)

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In