Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo daryeel caafimaad u fidinaya dadkii ku dhaawacmay qarixii Maanta.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo daryeel caafimaad u fidinaya dadkii ku dhaawacmay qarixii Maanta.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenkiisa ee arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirrada XFS aya booqday cusbitaallada lagu dabiibayo dadkii rayidka ahaa ee ku dhaawacmay qaraxyadii argagixiso ee ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Xuseen ayaa balan qaaday in Maamulka Gobolka Banaadir ay ka shaqeeynayaan sidii daryeel caafimaad loo siin lahaa dhammaan dadka ku dhawaacmay qaraxyadaan, gaar ahaan dadka xaaladdoodu culustahay ee aan dalka gudihiisa waxba lagaga qaban karin.

Related posts

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026

“Dadkan dhammaantood waxa ay ku howllanaayeen nolal maalmoodkooda, balse cadowga ummadda Soomaaliyeed ayaa si gaadma ah u soo maleegay dhibaataynto. Maamulka Gobolka Benaadir waxa ay ka shaqeyn doonaan sidii daryeelka caafimaad ee ugu habboon ay u heli lahaayeen.”

Kusimaha Guddoomiyaha ayaa sheegay in weerarkan uu ka tarjumayo sida argagixisadu ay u bar-tilmaam sanayso qof kasta oo Soomaali ah, gaar ahaan bulshada ku dhaqan Gobolka Benaadir oo dhibaato badan ay u geeysteen argagixisada Al-shabaab.

“Bulshada Gobolka Banaadir waxaan kula dardaar maynaa in ay xoojiyaan la shaqeynta laamaha ammaanka, si looga hortago falalka argagixisada ay ku wiiqayaan nolasha shacabka iyo horumarka Gobolka.”

Dhanka kale, Maamulka Gobolka Banaadir ayaa uga tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa ee ku dhintay qaraxan iyo halyeeyadii ka tirsanaa Ciidammada Qalabka Sida Dowladda Federaalka Soomaaliya ee naftooda u horay badbaadinta shacabka.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray goob lagu qorayey dhalinyaro kusoo biirayey Ciidanka Booliska“Sawirro”

Next Post

Ruushka Oo La Reebay

Next Post
Ruushka Oo La Reebay

Ruushka Oo La Reebay

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In