Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Imisa Kulan Ayeey Wada Ciyareen Belguim Iyo France ?

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha
0
Imisa Kulan Ayeey Wada Ciyareen Belguim Iyo France ?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Caawa waxaa wada ciyaari doono dalalka Belguim iyo France kulan ka tirsan koobka aduunka wareegiisa afar dhammaadka oo haatan ka socda dalka Ruushka.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Labadaan ayaa ah deris kulankana waxaa uu noqon doono Derby dalkii adkaada waxaa uu iska xaadirin doono kama danbeysta tartanka waxaana uu sugi doono Croatia iyo England midkii adkaada habeen danbe.

France iyo Belgium waxay wada ciyareen tariikhda inta la xusuusto 18 kulan Sagaal waxaa adkaaday dalka France sagaal kale barbaro ayeey ku kala tageen toban jeerna waxaa adkaaday dalka Belgium hal guul ayuuna dheer yahay dalka France oo sagaal adkaaday.

Sideed iyo Tobanka Kulan oo ay wada ciyareen Belgium iyo France kow iyo toban ka mid ah sidaan oo kale waxay ku wada kulmeen tartamo shan kulan waxaa adaaday France halka sadex kulan uu adkaaday Belgium sadexda kalena waxay wada galeen barbaro waxaa dhanka tartamada ku guulo badan dalka France oo koobka mar ku guuleystay ayadoo dalka Belgium dhinaciisa dhulka aanan la dhigin 24-kii kulan ee u danbeyay uu soo ciyaaray, Sidoo kale Belgium waa mid aanan guuldaro kala kulmin Faransiiska sadexdii kulan ee u danbeyay oo ay wada ciyareen laba kulan waxay wada galeen barbaro hal kulan waxaa adkaaday Belguim hadaba aynu aragno caawa kulankaasi waxa uu ku soo idlaado.

Halkaan kaga bogo kulamadii tartamada ay ciyareen labada dal.

WORLD CUP       28Jun 1986         

Belgium                2 – 4        France

EURO CHAMPIONSHIPS               Jun 1984             

France  5 – 0        Belgium

WORLD CUP       09 Sep 1981       

Belgium                2 – 0        France

WORLD CUP       We 29Apr 1981

France  3 – 2        Belgium

EURO CHAMPIONSHIPS               25Nov 1975       

France  0 – 0        Belgium

EURO CHAMPIONSHIPS               12Oct 1974        

Belgium                2 – 1        France

EURO CHAMPIONSHIPS               28Oct 1967        

France  1 – 1        Belgium

EURO CHAMPIONSHIPS               Fr 11Nov 1966   

Belgium                2 – 1        France

WORLD CUP       27Oct 1957         

Belgium                0 – 0        France

WORLD CUP       11Nov 1956        

France  6 – 3        Belgium

WORLD CUP       05 Jun 1938        

France  3 – 1        Belgium

 

Previous Post

Wasiirka Difaaca iyo mas’uuliyiin kale oo kormeerey Xerada Janaraal Dhaga-badan +Sawirro

Next Post

Faransiiska Oo Gaaray Finaalka Koobka Aduunka

Next Post
Faransiiska Oo Gaaray Finaalka Koobka Aduunka

Faransiiska Oo Gaaray Finaalka Koobka Aduunka

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In