Friday, July 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Wadahadalada Siiriya oo dib u bilowday

admin by admin
8 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Wadahadalada Siiriya oo dib u bilowday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wadahadalada lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalka Suuriya ayaa ka bilaabmay Geneva, iyadoo diblomaasiyiinta Qaramada Midoobay ay dhexdhexaadinayso wakiilada ka socda dowladda Suuriya iyo mucaaradka.

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Suuriya Staffan de Mistura ayaa la kulmi doona wakiilada mucaaradka. Laakiin kulan wakiilada dowladda ayaa dib loo dhigay.

Related posts

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026

wadahadaladda ayaa dib u bilowday Isniinta ilaa Talaadda iyadoo  dib loosoo sheegi doono kulanka Danbe

Madaxa wadaxaajoodka dowladda Suuriya ayaa sheegay inaysan jiri doonin xabad joojin wadahadalka ka hor.

Wadahadalka Suuriya oo uu hogaaminayo Ruushka, Iran iyo Turkiga ayaa dib uga furmay magaalada Sochi.

Ergaygga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Siiriya Staffan de Mistura ayaa ka qayb galey kulankii hore ee wadahadalka nabadda Astana

Madaxda  ka soo qayb galaya wareegga 10-aad ee wadahadalka  Staffan de Mistura, Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Suuriya, iyo Wakiilada Mucaaradka.

wadahadalka ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah in dib loosoo celiyo dadka Qaxootiga Suuriya, sii deynta Maxaabiista iyo in guddi isku dhaf e qabta Hawshaasi la magacaabo iyo Guddi kale oo dib u qoro dastuurka Suuriya.

Previous Post

Dalka Zimbabwe oo ka bilaabatay tirinta codadka doorashada ka socotey

Next Post

Golaha ammaanka ee QM oo muddo kordhin u sameeyay howlgalka midowga Africa .

Next Post
Golaha ammaanka ee QM oo muddo kordhin u sameeyay howlgalka midowga Africa .

Golaha ammaanka ee QM oo muddo kordhin u sameeyay howlgalka midowga Africa .

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
0

Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In