Monday, October 13, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashaariic Horumarineed oo laga bilaabey Warshiikh +Sawiro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Mashaariic Horumarineed oo laga bilaabey Warshiikh +Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

October 13, 2025
Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

October 13, 2025
Magaalada Warsheekh ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa ka soconaya Mashaariic lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha, wax barshada, caafimaadka iyo bilicda degaanka.

Mashaariicda haatan ka socota ayaa waxaa ka mid ah Isbitaal, xarumo Wax barasho.

Dadka ku dhaqan Degmada iyo degaannada ku dhaw Warshiikh ,ayaa loo sameynayaa Dhismahaย  wadadaย  isku xirta Degaanadaasi iyo dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Warshiikh,mahaariicdaas ayaa waxaa hirgalinayaย  ย hayโ€™adda Criticalย  Hopeย  Foundation oo fadhigoodu yahay Waddanka Koonfur Afrika.

Dhawaan Wafdigaย  ka socda Wadanka Koofur Africaย  oo wada mashaariic kala duwan eeย  lagu hormarinayo Gobolka Shabeelaha dhexe , gaar ahaan Degmada Warshiikh, ย ย iyo maamulka Gobolka shabeelahaย  dhexe kan degmada warshiiq wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamul goboleed hir shabeele ayaa waxay ย kormeer ku tageen, deegaano uu ka mid yahayย  degaanka Qeyla weyne oo ka tirsan Degmada Warshiikh, kaasiย  oo horay looga hir galiyayย  iskuul hoose dhexeย  iyo M C H ooย  ay ka dhistay heyโ€™adda givt ofย  givers ee laga leeyahay wadanka koofur africaย ย  waxaana munaasabadย  lagu soo dhaweynayay mashaariicdaasiย  lagu hormarinayo degmada warshiikh gaar ahaanย  gobolka shabeelaha dhexe lagu qabtay xarunta degmada warshiikh.

Gudoomiyaha Degmada Warshiikhย  Axmed Xuseen Axmed [Axmed shiidka ] oo munaasada ka hadlay ย ayaa uguย  mahadceliyayย  masuuliyiinta ka socdayย  wadanka koofur afrika ee deegaankaย  hir galinayoย  howlaha hormarineed ,

โ€˜Reer warshiikhow waxaad kudadaashaan waxbarashada iyo horumarka degmada, hadaad waxbarataan waxaa lagaarayaa horumar, waa in loo diraa carruurta iskuulada oo la iskuwadaa waxbarashada maadiga ah iyo tan diiniga ahโ€™ ayuu yuru gudoomiyaha degmada warsheekh.

Mrs Nxumalo louisa oo ka socotayย  Hayโ€™adda critical hope foundationย  ee wadanka koofur afrikaย  ayaa sheegtay in ay ka hirgalinayaaย  mashaariic lagu hormarinayo Degmada Warshiiqย  iyo Guud ahaan Gobolka shabeelaha dhexe.

โ€˜waxaan soo arkay barwaaqo aad u ballaar oo kajirta Wadankaan soomaaliya, taasoo aan laga helin wadanka koonfurka afrika, laakiin idinku ma dareemeysaann, warsheekhna waa meel aad u qurxoon, waxaana isku afgaranay aniga iyo maamulka inaan iska kaashano dhanka horumarka ee degmada iyo guud ahaan gobolka.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay in loo baahanyahay shacabka ku nool gobolka shabeelaha dhexe ay ka qeyb qaataan howlahaย  horumarineed ee ka soconayaย  gobolkaย  .

โ€˜waxaan ugu baaqayaa bulshada kudhaqan gobolka shabeelaha dhexe inay ka shaqeeyaan horumarka gobolka gobolkooda oo ay horumariyaan adeegyada aasaasiga ee gobolkooda.

Wasiirka Wasaaraddaย  Kaluumeysiga iyo kheyraadkaย  Baddaย  ee Dowlad Goboleedkaย  Hirshabeeleย  C/llaahi Macalinย  Mustafย  ayaaย  ka hadlay muhiimada howlaha mashaariicda ee lagu hormarinayoย  degmada warshiiqย  iyo guud ahaan gobolka

โ€™ Reer warshiikhow waxaad ku dadaashaan waxbarashada iyo horumarka Degmada, haddaad waxbarataan waxaa la gaarayaa horumar, waa in loo diraa Carruurta Iskuulaadka, waana in la isku wadaa waxbarashada maadiga ah iyo tan Diiniga ah. โ€˜ ayuuย  yiri wasiirka.

Meelo badan oo ka mid ah Gobolka Shabeellada dhexeย ee Maamulkaย  Hirshabeele waxaaย  ka soconayaย  Horumar aad u Ballaaran, kuwaasoo kaalin weyn ka qaadanaya soo nooleynta dhaq-dhaqaaqyada ganacsi, caafimaad iyo wax barsho ee degaannadaas, waxana si weyn usoo dhaweeyeen Dadka halkaasi ku dhaqan.

Previous Post

Rag dhac isku baheystay oo ay Maxkamadda Ciidamadu xukuntay

Next Post

DEG DEG: R/wasaaraha XFS oo shaqo joojin ku sameeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya

Next Post
R/wasaaraha Soomaaliyaโ€ Waxaan dooneynaa iney dhalinyaradu noqdaan Tabliiqa cusub ee Nabada iyo Dowladnimadaโ€

DEG DEG: R/wasaaraha XFS oo shaqo joojin ku sameeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

October 13, 2025
0

Hayโ€™adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah ee ay la leedahay Dowladda...

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

October 13, 2025
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Yeman, Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed, ayaa magaalada Cadan kulan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee...

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

October 13, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa kulan rasmi ah la yeelatay dhigeeda Wasiirka Qoyska ee Dowladda aan...

Xildhibaannada Baarlamaanka JFS ku matalay Baarlamaanka EAC oo laga shiray

Xildhibaannada Baarlamaanka JFS ku matalay Baarlamaanka EAC oo laga shiray

October 12, 2025
0

Guddiga ku meel gaarka ah ee soo xulista Xildhibaannada Soomaaliya ku matelaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In