Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo walaac ka muujiyay  xariga Xukuumada Sacuudiga ay ku haysa Dadka u dhaqdhaqaaqa Samafalka.

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo walaac ka muujiyay  xariga Xukuumada Sacuudiga ay ku haysa Dadka u dhaqdhaqaaqa Samafalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda mareykan oo ka walaacsan arrimaha ka soo kordhaya Sacuudiga oo ay ka mid yihiin qaqabashada dadka u dhaqdhaqa arrimaha Bani Aadanka ayaa baaq u dirtay Boqortooyada Sacuudiga.

Heather Neuert  oo ah afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka, ayaa muujiyay walaaca Washington ee ku aadan qaqabashada & xiritaanka dhaqdhaqaaqayaasha Sacuudi Carabiya, isaga oo intaa ku daray in Dowladda Maraykanka ay diyaar u tahay gacan ka geysashada hubinta iyo sidii  dacwad sharci ah logu fulin lahaa.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

“Waxaan tixgelineynaa xuquuqda xorriyadda hadalka, taas oo aan si adag u taageerno mar kasta oo arrintaan la xallinayo,” ayuu yiri afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka.

dhanka kale Wasaaradda Arrimaha Dibadu Maraykanka ayaa  baaq u dirtay Xukuumadaha Riyaad iyo Ottawa baaqasi oo ku aaddan sidii ay u xalin lahayeen is af garan waaga ka dhax taagan.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegay in Riyadh iyo Ottawa ay tahay inay xalliyaan khilaafaadkooda si xariirkooda oo xumaada anan looga faa,ideysan.

Previous Post

Ciidanka Qalabka sidda oo gacanta ku dhigay xubno kamida Maleeshiyada Al Shabaab

Next Post

Wasiirka Howlaha Guud oo sheegay in shaqo abuur loo sameynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed si loga hortago Amni darada

Next Post
Wasiirka Howlaha Guud oo sheegay in shaqo abuur loo sameynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed si loga hortago Amni darada

Wasiirka Howlaha Guud oo sheegay in shaqo abuur loo sameynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed si loga hortago Amni darada

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In