Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafi uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo gaaray Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka dhacay gobalka Galgaduud.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigaan uu hogaaminayay Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo socdaal dhulka ah uga soo ambabaxay aroornimadii hore ee saaka Degmada Caabudwaaq oo maalmahaan ay ku sugnaayeen ayaa duhurnimadii maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ku dhawaad 10 km dhanka koofureed meel ka xigta magaalada Gaalkacyo waxaana ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan kuwa dowlad Gobaleedka Galmudug

Ugu  horeyna soo dhaweynta wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa waxaa ka hadlay duqa degmada Galkacyo xirsi Yuusuf Barre Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdirashiid Xaashi Cartan iyo Wasir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Abshir Cabdi Sheekhoow, kuwaa oo sheegay in ay aad ugu faraxsan yihin imaanshaha wafdiga uu horkacayo Madaxweyne ku xigenka, iyagoo faah faahin ka siiyay xaaladda amniga Galkacyo iyo halka ay marayaan tartankii cayaaraha kubadda cagta Degmooyinka Dalka, qarkood kaa  oo maanta lagu wado in lagu soo gaba gabeeyo magaalada Gaalkacyo.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ujeeddada socdaalkooda ay la xiriirto u kuur gelidda xaaladda amniga iyo horumarka ka jirta magaalada Gaalkacyo.

Previous Post

Madaxda Soomaaliya,Ethiopia iyo Eritrea oo 6-da bishan ku shiraya Asmara

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo magaalada Marka ku soo bandhigay horjoogeyaal ka tirsan Al-Shabaab

Next Post
Abaanduullaha Ciidanka Xoogga oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada Ciidanka ku sugan magaalada Marko “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga dalka oo magaalada Marka ku soo bandhigay horjoogeyaal ka tirsan Al-Shabaab

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In