Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maareeye “Waxaan helnay Suuqyo cusub, inagoo hormarinay tayada Badeecadaha la dhoofiyo”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye “Waxaan helnay Suuqyo cusub, inagoo hormarinay tayada Badeecadaha la dhoofiyo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay dadaal badan kaddib in lixdii bilood ee ugu dambeysay wax soosaarka Soomaaliya uu helay Suuqyo cusub isla markaana wax soosaarka Dalka lagu daabacay ( Made in Somalia) oo wata Shahaadooyinka bedqabka ee Dalka looga dhoofiyo.

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Wasiirka ayaa sheegay in muddadii uu xilka hayay si gaara ay diiradda u saartay Wasaaradda Xoojinta Dhoofinta Wax soo saarka Dalka.

“Lixdii bilood ee ugu dambeysay sanadkan ee aan hayey xilka Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha waxaanu xooga saarnay xoojinta dhoofinta waxsoosaarka Soomaaliya, anagoo horumarinay helista suuqyo cusub, kor u qaadista tayada iyo muuqaalka Badeecadaha la dhoofinayo, iyo siinta sharciyad iyo Shahaado la aqoonsan yahay “made in Somalia” iyo wixii la mid ah si aanu u dheelitirno wada shaqeynta Ganacsi ee inagala dhexeysa Wadamada aynu la Ganacsano”.ayuu yiri Wasiirka Ganacsiga.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa isbedelo badan ka sameysay Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Dalka, iyadoo Dalal badan ay heshiisyo Ganacsi la galeen Soomaaliya maadaama ay arkeen Horumarada lagu talaabsanayo, iyadoo dalkeena uu Kheyraad badan EEBE ku maneystay.

Previous Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka hadlay xaaladda amni ee dalka

Next Post

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga oo sheegay inay deegaanno badan ka xoreeyeen Al-Shabaab “Dhageyso”

Next Post
Abaanduullaha Ciidanka Xoogga oo sheegay inay deegaanno badan ka xoreeyeen Al-Shabaab “Dhageyso”

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga oo sheegay inay deegaanno badan ka xoreeyeen Al-Shabaab "Dhageyso"

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In