Friday, August 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Beeraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda FOA “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Beeraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda FOA “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ay wada qaateen Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FOA ayaa lagu gorfeeyay sidii lagu xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac iyo sidii hay’adda FOA ay u dardargelin lahayd shaqooyinka ay ka waddo Soomaaliya.

Related posts

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026

Kulanka oo ay sidoo kale goob joog ka ahaayeen Agaasimaha guud iyo quburo dhanka beeraha ayaa waxaa kaloo looga hadlay howlaha  horyaala Wakiilka cusub iyo sidii loo xalin lahaa caqabadaha heysta Wasaaradda ee ku aadan horumarinta beeraha, iyadoo la dhaqan geliyo waxyaabaha muhiimadda gaarka ah leh oo ay Soomaaliya degsatay, kaasi oo laga soo minguuriyay qorshaha Qaranka.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid oo kulanka kadib la hadlay Warabahinta Qaranka ayaa sheegay in Wakiilka cusub uu ka howlgeli doono Muqdisho oo uu ka soo wareegayo xafiiska hay’adda ee ku yaalo magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Wasaaradda Beeraha ee Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirto sidii dalka loo gaarsiin lahaa isku filnaansho xagga cuntada ah, si loo horumariyo wax soo saarka dalka.

Xabiib Axmed Cali 

Previous Post

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Soomaaliya oo heshiis la gaartay Hay’adda FOA

Next Post

Guddiga Joogtada Aqalka sare oo shaaciyay xilliga uu furmayo Kalfadhiga Golaha “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Joogtada Aqalka sare oo shaaciyay xilliga uu furmayo Kalfadhiga Golaha “SAWIRRO”

Guddiga Joogtada Aqalka sare oo shaaciyay xilliga uu furmayo Kalfadhiga Golaha "SAWIRRO"

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026
0

Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

August 20, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In