Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dagaal ka dhacay Guullane oo lagu laayay Maleeshiyada Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dagaal ka dhacay Guullane oo  lagu laayay Maleeshiyada Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadka deegaanka  Guullane oo ka tirsan dagmaada Aadan Yabaale  ayaa go’aan ku garay in ay iska dulqadan cadawga ku soo dulay degaankooda si ay ugaa xoreyaan  nolosha dadka xoollo dhaqtada ah Maleeshida an arxanka lahayn ee Al shabaab.

Dadka degaanka oo is xilqamay ayaa weeraar ku qaday qaybo ay ku sugnayen maleeshiyada hubaysan ee Alshabaab  oo cadaysatay dhibataynta shacabka soomaaliyeed.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Dagaalka uu dhexeyaa shacabka degaanka Guullane iyo maleeshiyada shabaab ayaa Imaanay kadib markay uu dulqadan wayeen  shacabka  gawraca iyo ka been sheegida  Diinta ee ay ku qarabtan  Maleeshiyada  Shabaab.

Intii uu socaday dagaalka ayaa waxaa gurmada kasoo garay Ciidanka Xoogga dalka oo ka war hayay gobah ay ku dhumaalaysanyeen  Maleshiyada shabaab.

Ku dhawaada 15 ka tirsan Maleeshiyada  Alshabaab ayaa lagu dilay  dagaalka sakay ka dhacay magaalada Guullane ee Degaanka Aadan Yabaale ee gobolka Shabeellaha dhexe sida uu xaqiijiyay Taliyaha ciidanka Macawisleyda Axmed Dhegeey Xuurshoow  ee isku Xilqamay sidi ay is kagag dulqadi lahayen haradiga Maleeshiyadka Shabaab.

Halkan ka Dhageyso; Codka Taliyaha

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/10/WAREYSI-TALIYAHA-MACAWISLEY-AXMED-DHEGEEY-XUURSHOOWtttttttttttttt.mp3

.

Previous Post

Dhegeyso: Barnaamij gaar’ah oo ku Saabsan hufnaanta Maaliyada dalka

Next Post

Wasaaradda qorsheynta oo daah-furtay shir looga hadlaya waxqabadka hay’adda socdaalka Adduunka ee IOM ee Soomaaliya

Next Post
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada XFS ee dhawaan la magacaabay oo maanta xafiiskiisa la wareegay.

Wasaaradda qorsheynta oo daah-furtay shir looga hadlaya waxqabadka hay’adda socdaalka Adduunka ee IOM ee Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In