Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirkii Suudaan u fadhiyey Soomaaliya oo Munaasabad sagootin ah loo sameeyey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Safiirkii Suudaan u fadhiyey Soomaaliya oo Munaasabad sagootin ah loo sameeyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirkii Dowladda Sudan u fadhiyay Soomaaliya Maxamed yuusuf ibraahim, ayaa waxaa Magaalada Muqdisho loogu sameeyay kulan sagootin ah

Waxaa ka qeyb-galay wasiiro iyo xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale ardaydii wax kasoo baratay dalka Suudaan.

Related posts

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Cilmi ayaa u mahad celiyey safiirka la sagootiyey, waxaana uu sheegay in si wanaagsan uu ula shaqeeyey dowladda Soomaaliya mudadii uu xilka hayey.

“Safiirkii hore aadbuu ugu mahadsanyahay sida wanaagsan ee uu uga shaqeeyey xiriirka labada dal iyo sidii loosii wanaajin lahaa, intii uu joogay howl wanaagsan ayuu dalka ka qabtay”ayuu yiri wasiir kuxigeenka Dastuurka Soomaaliya

Safiirka la sagootinayay ee Sudan u fadhiyay soomaaliya  Maxamed Ibraahim Yuusuf ayaa sheegay in wax badan ay u kordheen intii uu ka shaqeynayey Soomaaliya.

“Labada dal ee Soomaaliya iyo Suudaan waa laba dal oo walaalo ah, waxa ka dhaxeeya labada dal waa ka weyn yihiin saaxiibtinimo”ayuu yiri safiirkii hore ee Suudaan ee Soomaaliya.

Ugu dambeyn safiirka ayaa la guddoonsiiyey shahaado sharaf iyo alaabaha Soomaaliya u ah Hidaha iyo Dhaqanka.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Faransiiska

Next Post

Safiirka cusub ee Germany ee Soomaaliya oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo soo gaarsiisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS”Sawirro”

Next Post
Safiirka cusub ee Germany ee Soomaaliya oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo soo gaarsiisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS”Sawirro”

Safiirka cusub ee Germany ee Soomaaliya oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo soo gaarsiisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS”Sawirro”

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In