Friday, August 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka hadlay Hindise sharciyeedka Hanti- dhowrka guud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Barlamaanka oo maanta ka doodaya sharciga xuduudaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ajendaha kulanka Guud ee Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawada waxa uu ahaa akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka wax ka bedelka sharciga Hanti-dhowrka guud ee Lr yahay 34 ee soo baxay 14/04/1972-dii.

Related posts

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahi ayaa Xildhibaannada Golaha Shacaka u akhriyay hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud, kaasi oo uu u sheegay in uu yahay mid muhiim ah.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa aragtidood ka dhiibtay Hidise Sharcieedkan, kuwaasi oo qaarkood soo jeediyay in la meel mariyo markuu dib u habeyn ku sameeyo guddiga Maaliyadda ee Golaha.

Mudane Mahad Cabdalla Cawada Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in Hindise sharciyeedkan loo gudbiyay Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyadda ee Golaha Shacabka si ay Golaha ugu soo celiyaan markii ay waajibaadkooda ka gutaan, iyagoo la kaashanaya Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo ku guuleystay xallinta colaaddii magaalada Marka “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo ku guuleystay xallinta colaaddii magaalada Marka “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo ku guuleystay xallinta colaaddii magaalada Marka “SAWIRRO”

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026
0

Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

August 20, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In