Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug oo laga soo sheegayo biyo la’aan sameeysay dadka iyo duunya

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug oo laga soo sheegayo biyo la’aan sameeysay dadka iyo duunya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degaano kamid ah Gobalka Mudug ayaa la ga soo sheegayaa biyo la,aan sameeyn ku yeelatay dadka iyo duunya.

Degaanka Baraag Ciise oo 40 Km dhanka Koonfur kaga beegan Degmadda Bacaad weeyn ee Gobalka Mudug ayaa dadka degaankaasi ka cabanayaan Biyo La,aan sameeysay  dadka iyo duunyada hakaasi ku nool.

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

Qaar kamid ah dadka deegaanka Baraag Ciise oo Radio Muqdisho lahadlay ayaa sheegay in dadka iyo xoolaha kunool Degaanka ay ay biyo ugeyaan Booyado, waxayna intaas ku dareen in booyadaha biyaha ay halkaas ku geyaan lacago  anay awoodin.

Inta badan Qeeybo ka mid ah gobalka ayay ka dhacaan biyo la,aan  marka ay soo daahaan curashada Xili Robaadka.

Dhageeyso wareeysiga mid ka mid ah dadka   Degaanka Baraag Ciise

Z0000013

Previous Post

Madaxweynaha JFS “Dadka ma wada nolaan karaan inta uu jiro dagaal sokeeye”

Next Post

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Gobollada Baay iyo Jubbada Hoose

Next Post
Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Gobollada Baay iyo Jubbada Hoose

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Gobollada Baay iyo Jubbada Hoose

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In