Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sucuudiga oo xaqiijiyay in uu dhintay Wariye Jamal Khashoggi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Sucuudiga oo xaqiijiyay in uu dhintay Wariye Jamal Khashoggi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War ka soobaxay Xukuumadda Riyadh ayaa lagu sheegay in uu geeriyooday Wariye Jamal Khashoggi oo ahaa suxufi u dhashey Sucuudiga,kaasi oo maalmahan la baadi goobayay kadib markii la wayaay muuqaalkiisa,xili uu galayay Qunsuliyadda SUcuudigu uu ku leeyahay Istanbul.

Xeer-ilaaliyaha guud ee Dalka Sucuudiga ayaa war uu soo saaray ku sheegay in baaritaan dheeraad ah kadib la ogaaday in suxufigaasi uu ku dhintay Qunsuliyadda kadib markii halkaasi uu dagaal ku dhexmaray isaga iyo dad qunsuliyadda ka shaqeeya.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Talaabadaasi ayaa sababtay in xilkii laga qaado ku-xigeenka sirddoonka Axmed Al-Caasiri iyo la taliyaha arrimaha sharciga boqortooyada Sacuud Al Qaxdhaani kadib markii ay iska fogeeyeen in ay wax lug ah ku leeyihiin falka lagu dilay saxafiga Jamaal.

Dhanka kale Donald Jey Trump madaxweynaha Mareykanka ayaa cadeeyey in aan la aqbali Karin arrintaasi,Mr Trump ayaa sidoo kale xusay in Sucuudiga uu yahay saabiib dhow,hase ahaatee la isla xisaabtamayo.

Hoggaamiyaasha Turkiga iyo Sucuudiga ayaa khadka telfoonak ku wada hadlay,ayna kawada hadleen sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa laamaha sirdoonka Sucuudiga.

Talaabadan Sucuudiga uu ku dhawaaqey ayaa waxaa ka caawiyay hay’adaha Sirdoonka Dalka Turkiga,kuwaasi oo maal mahan oo waday baaritaan ku aadan sidii arrintaasi loogu gun gaari lahaa,inkastoo weli baaritanka uu socdo.

Previous Post

Ciidanka Booliska ee Degmadda Xudur oo Sameeeyey Howlgalo lagu baacsanaayo Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xalay kormeer ku sameeyay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho.

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xalay kormeer ku sameeyay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xalay kormeer ku sameeyay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In