Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka ammaanka oo howlgallo ka sameeyay inta  u dhexeyso Balcad iyo Xamar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka amaanka oo howlgal ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo dad lagu eedeeyay falal amaan daro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciiadamada Ammaanka ee Hirshabeelle ayaa sameeyay howgal lagula dagaalmayo maleeshiyada jidgoo-yooyinka u dhigta shacabka ku safra inta u dhaxeysa Balcad iyo Muqdisho.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Howlgalka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii looga hortagi lahaa kooxaha burcadda ah ee dhibaateynaya shacabka deegaannada Hirshabeelle isaga kala goosha, waxaana ciidanka booliska ee Degmada Balcad ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigaan tiro ka mid ah kooxaha dhaca u geystay dadka musaafurka ah.

Mas’uuliyiinta maamulka Degmada Balcad ayaa sheegay in goor dhaw ay faah faahin ka bixin doonaan tirada lagu soo qabtay howlgalkaasi, waxaana ay intaa ku dareen inay joogtaynayaan howlgallada ka dhanka ah kooxaha burcadda si loo xaqiijiyo ammaanka Waddada isku xirta Balcad iyo Xamar.

 

Previous Post

AMISOM oo billado Guddoonsiisay guutooyin la sagootinayay

Next Post

Ciidamada ammaanka ee Jubbaland oo fashiliyay miino ay dhulka ku aaseen Al-Shabaab

Next Post
Dagaal u Dhaxeeyo Ciidamadda Qaranka Soomaaliya iyo Kooxda Alshabaab oo ka Socdo Duleedka Magalada Kismaayo.

Ciidamada ammaanka ee Jubbaland oo fashiliyay miino ay dhulka ku aaseen Al-Shabaab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In