Sunday, August 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo Xafiis ka furanaya Dowlad Goboleedka Puntland.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddiga doorashooyinka Qaranka oo Xafiis ka furanaya Dowlad Goboleedka Puntland.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

August 8, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Qaxootiga

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Qaxootiga

August 8, 2026
Gudiga doorashooyinka madaxa banaan ee Qaranka Soomaaliyeed Iyo Dowlad Goboleedka Puntland ayaa isku afgartay in Xafiiska Guddiga doorashooyinka madaxabanaan laga furo caasimada Puntland ee Garoowe kadib safar shaqo oo 5 beri qaatay.
Gudiga doorashooyinka madaxa banaan ee Qaranka Soomaaliyeed ayaa dardargelinaya shaqooyinkooda Gobolada Dalka si doorasho qof iyo cod ah ay uga dhacdo soomaaliya 2020ka Waxayna dowlad goboleedyada kala shaqaynayaa sidii ay uqaban lahaayeen doorashooyinka madaxtinimo
Guddiga doorashooyinka ayaa qaatay shaqaalaha xafiiska ay garoowe ku yeelanayaan oo ah kuwo qirbad uleh doorashooyinka oo kasoo kala shaqayey Ururada Bulshada Rayidka ah Dowlada Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Puntland Kuwaasi oo loogu talagalay iney ka qayb qaataan wacyigelinta iyo diiwaan gelinta dadweynaha Soomaaliyeed ee codkooda dhiibanaya.
Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka madaxa banaan Xaliimo Yarey oo warbaahinta kula hadashay Garoowe waxay sheegtay iney xooga saari doonaan sidii muwaadiniinta Soomaaliyeed Codkooda gacantooda loogusoo celin lahaa oo ay iyagu u doortaan cidda hogaanka dalka qabanaysa.
Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka madaxa banaan  xaliimo yarey oo ka hadlaysay doorashada puntland ee 2019 ayaa isimada dhaqanka Puntland ugu baaqday iney soo xulaan xildhibaano daacad ah oo metelikara dadka soomaaliyeed ee kunool gobolada puntland si horay loogu socdo.
Gudigga doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa booqashooyinkuwan lamida kutegaya Dowlad Goboleedyada kale ee dalka si caasimadohooda looga furo Xafiisyada ay gudiga doorashooyinku kushaqeeyaan.
Mohamed Muse Tarsan
Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Turkiga+Sawirro

Next Post

Shirka Hogaamiyeyaasha Midowga Afrika oo ka furmay Adis-Ababa

Next Post
Shirka Hogaamiyeyaasha Midowga Afrika oo ka furmay Adis-Ababa

Shirka Hogaamiyeyaasha Midowga Afrika oo ka furmay Adis-Ababa

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xarigga ka jaray Xarunta Gurmadka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

August 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka...

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Qaxootiga

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Qaxootiga

August 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed, Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Jeremy Konyndyk, Madaxweynaha Hay’adda...

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

August 8, 2026
0

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hey'adda Refugees International (RI), oo...

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In