Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AUN Gaashaanle Dhexe Xasan Cabdiraxman Adan Wabiyow oo Muqdisho lagu aasay

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
AUN Gaashaanle Dhexe Xasan Cabdiraxman Adan Wabiyow oo Muqdisho lagu aasay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, Allaha Unaxariisto waxaa lagu aasay magaalada Muqdisho Gaashaanle Dhexe Xasan Cabdiraxman Adan Wabiyow oo u geeriyooday xanuun hayay.

Wabiyow ayaa garsoorka Ciidamada Qalabka Side ku jiray  tan  iyo dowladii dhexe, waxa uu soo noqday kaaliye, Karaani ilaa uu ugu dambeyn noqday garsoore katirsan Maxkamadda Ciidamada.

Related posts

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

February 4, 2026
Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

February 4, 2026

Waxa uu waqtigiisa badi ku qaatay garsoorka dhexdiisa, weliba waxa uu kamid ahaa dad yar oo u baraarey qatirihii dalka ka jiray oo uu ku dhiiraday in uu u shaqeeyo qarankiisa.

Sareeye guuto Liibaan Cali Yarow guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada iyo Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darjada koowaad  ayaa si wada jir ah uga tacsiyeeyay Qaranka iyo Ehelkiisa geerida Marxuumka, waxa ayna Allah uga baryeen Naxariistiisa Janno.

Allaha Unaxariisto Gaashaanle Dhexe Xasan Cabdiraxmaan Aadan Wabiyow ayaa lagu xasuusan doonaa u adeegidda qaranka iyo u hiilinta cadaaladda.

Previous Post

Somalia holds first boxing competition since civil war

Next Post

Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha dowladda oo ka hadlay tirakoobka shaqaalaha

Next Post
Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha dowladda oo ka hadlay tirakoobka shaqaalaha

Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha dowladda oo ka hadlay tirakoobka shaqaalaha

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

February 4, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Fiqi), ayaa si weyn u ammaanay waxqabadkii Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

February 4, 2026
0

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa si rasmi ah u muujiyay aqbalaadda xilka...

Taliyihii hore ee CXDS oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay intow xilkaan haayay

Taliyihii hore ee CXDS oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay intow xilkaan haayay

February 4, 2026
0

Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa faahfaahin ka bixiyay waxqabadkii iyo horumarradii ugu...

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

February 4, 2026
0

Dr. Maryan Qaasin Axmed ayaa si rasmi ah loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaddib habraac sharciyeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In