Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

FBI-Da Mareykan oo sheegtay in ay cadeymo ka heleen qof 90 qof dil u geystay

admin by admin
December 1, 2018
in Wararka
0
FBI-Da Mareykan oo sheegtay in ay cadeymo ka heleen qof 90 qof dil u geystay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
War ay soo saartay Waaxda dambi-baarista Mareykanka ee FBI-da ayaa lagu sheegay in ay aaminsanyihiin ย in Samuel Little, oo 78 jir ah uu ka mid yahay dadka dilalka ugu badan geystay ee lagu xusi karo taariikhda dalkaas,kadeib markii uu shaqsi ahaantiisa qirtay in uu dilay ilaa 90 qof oo,waxaana dilalkaasi ay dhacayeen muddo 40 san gudohooda qeybo kamid ah dalkaasi Mareykanka.

Saraakiisha laamah aDambi-baareyaasha Mareykanka ayaa sheegaya iney ilaa hadda xaqiijiyeen in ninkan uu ka dambeeyay 34 dil islamarkaana ay ku howlan yihiin sidii ay u soo saari lahaayeen kuwo kale,waxaana falalkaasi la sheegay in ay dhacayeen laga soo bilaabo 1970 ilaa 2005tii,taasi oo noqotay arrin mucjiso ah oo ay dadku layaaban yihiin.

Ninkan 78 jir ah oo lagu magacaabo Samuel Little Little ayaa waxaa uu haatan qaadanayaa xukun xabsi daaโ€™in ah,kaasi oo lagu xukumaya sanadka markuu ahaa 2014kii xiligaasi oo lagu heley in uu dilay 3 haween ah.

Laamaha ammaank aMareykanka ayaa Samuel Little ย gacanta ku soo dhigay sandkii 2012 ilaa xiligaasina uu xabsiga kujiray,xiligaasi oo loo soo qabtay arrimo ay kamid yihiin ka ganacsiga Maandooriyaha.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in baaritaano la xiriira dhanka DNA ay sahashey in cadeymo loo helo dialal qorsheysan oo la laโ€™sanaa cidda ka dambeysay,waxaana falalkaasi ay dheceen intii u dhexeysay sanadkii 1987 ilaa 1989,waxaana 3 haween ah la sheegay in dilkoodi loo adeegsaday marka hore jirdil kadibna meydadkoodi lagu tuurey meel qashin ah.

Wuxuu ku cataabay inuusan dambi galin, balse waxaa ugu dambeyntii lagu riday saddex xukun oo xabsi daaโ€™in ah oo is daba socda, isagoo aan wax fursad ahna u heli doonin in cafis loo fidiyo.

FBI-Da Mareykanka ayaa xaqiijisay in ninkaasi Samuel Little ย uu falalka dilalka ah uu ka geysan jiray Gobolada California iyo Maryland,isagoo u gu dambeyntii qirtay in uu dil u geystay ilaa 90 qof oo Mareykanka ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ammaanka magaalada Baydhabo oo siweyn loo adkeeyey iyo diyaar garow doorashada oo la dareemayo

Next Post
Ammaanka magaalada Baydhabo oo siweyn loo adkeeyey iyo diyaar garow doorashada oo la dareemayo

Ammaanka magaalada Baydhabo oo siweyn loo adkeeyey iyo diyaar garow doorashada oo la dareemayo

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In