Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo ku guuleystay Arimo Muhiim u ah Xujeyda Soomaaliyeed.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
December 24, 2018
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo ku guuleystay Arimo Muhiim u ah Xujeyda Soomaaliyeed.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Soomaaliya Xildhibaan: Sheekh Nuur Maxamed Xassan ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 23/12/2018 kuna beegan 16/04/1440 Hijriyada, waxaa dalka sacuudigaย  ย ugu bilawday booqasho rasmi ah oo uu maalmo kujoogi doono.
Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa sidiirran u qaabilay Wasiirka Xajka & Cumrada Sacuudiga Dr. Maxamed Salalax Bin Dahir Bintin, iyo Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Xajka & Cumrada Dr. Cabdilfataax Mashaad,
Masuuliyiintan ayaa yeeyashay kulan saacado qaatay soodhawyn kadib , Kulanka labada wasiir oo ahaa kulan aad muhiim ugu ah Soomaaliya ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimaha Xajka.
Wafdiaga ka socday Soomaaliya ayaa laga dhageystay warbixino ku saabsan arrimaha xajka Soomaalida sanadkii hore sida ay ahayd, waxyaabaha ka dhinnaa, & faaiidooyinka lagaaray.
Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta waxey ugudbisay Wasaaradda Xajka Sacuudiga arrimaha xajka ee la rabo in ay helaan xujayda Soomaaliyeed
Dowladaha Somaaliya iyo Boqortooyada Sacuudigaย  ayaa kuhishiiyay qodobo badan oo dhamaantood quseeya waxaa kamid ah in la kordhiyo tirada dadka Soomaaliyed ee sanadka soocoda gudandoona waajibaadka Xajka.
Tirada dadka soomaaliyeed ee sanadka soo socda xajin doona waxaa lagu daray 2,200 qof taas oo ka dhigan in tirada xujaajta Soomaalida sanadkan noqonayaan 11,500ย  halka sanadkii hore 9,300 oo qof oo Soomaali ah ay xajiyeen
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Soomaaliya Xildhibaan: Sheekh Nuur Maxamed Xassan oo kusugan Dalka Sacuudiga ayaa sheegay in Xujaayda Soomaaliyeed loo ogolaado in Mina la giliyo
Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa islagartayย  in aad loo wanaajiyo adeegyada lasiiyo Soomaalida, haddey ahaan lahayd, deegaannada gaadiidkaย  iyo cunnada.
Wasiirka waxaa kaloo uu sheegay in lagu ballamay in la dadajiyo soo saarista viisayaasha xajka iyo adeegyada kale ee xajka ee ay u baahanyihiin umadda Soomaaliyeed.
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Soomaaliya Xildhibaan: Sheekh Nuur Maxamed Xassan ayaa la filayaa inta uu joogo Sacuudi arabia in uu lakulmi doono Muโ€™asasada carabta u qaabilsan adeegyada xujayda Soomaalida iyo dhamaan hay’addaha kale ee ay quseeyso Howlaha Xaj gudashada , si umadda Soomaaliyeed loogu Fududeeyo Dhamaan adeegyada ay u baahanyihiin xiliga ay gudanayaan Waajibaadka Xajka.
Previous Post

Dhammaadka Noloshii Macalin Axmed

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In